Karuur Restaurant oo ku yaala
magaalada Toronto ee carigaa dalkaasi Canada
(Toronto,
Feb 22, 2010 Ceegaag Online)
Waxaa
la’ogaysiinayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan
magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda inaysan moogaan Karuur
Restaurant oo ay ka helayaan shaqaale carbisan oo ku
shaqeeya soo dhaweenta iyo maqsuudid ka dhigida dadka u
yimaada.
Hodheelkan ayaad waxaad ka heli kartiin adeegyada kala ah
-
1.
Inaad
xafladaha ku qabsatid
-
2.
Inaad
Aroosyada ku dhigatid
-
3.
Inaad
shirarka ku gudoonsatid
Hadaba
ree Torontoow ha moogaanina Hudheelkiinaa lasocda casrigiina
Toronto, maamulihiisuna yahay Cade Cusmaan.
Cinwaan
kiisuna waa
1274 Martin Grove Road
Toronto, Ont., M9W 4X3
Tel: 416-748-7773
Daawo sawirada Karuur
Restaurant
           
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |