shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Lamaane Walaalo ah Liibaan+Ayaan iyo Maxamed+Xaaskiisa oo ku aqal galay Hargaysa

(Hargaysa,  January  01,  2010 Ceegaag Online)

Hambalyo Aroosyo Udgoon

“Aroos Wacanoo Haybad Wacanoo Haboon Noqotee......”

Dhammaan qoyska reer Ibraahim Ceelaabe oo kala ah:-
1-   Awoowe Ibraahim Ceelaabe
2-   Ayeeyo Caasha cawil Cali
3-   Dr.Rashiid Ibraahim ceelaabe iyo xaaskiisa
4-   Dr.Jibriil Ibraahim ceelaabe iyo xaaskiisa
5-   Inj.Cabdicasiis Ibraahim Ceelaabe iyo Xaaskiisa
6-   Nadra Ibraahim Ceelaabe iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
7-   Hooyo Sabaax Ibraahim Ceelaabe iyo Seygeeda iyo caruurteeda
8-   Nadiira Ibraahim Ceelaabe iyo Caruurteeda
9-   Aamina Ibraahim Ceelaabe iyo Segeeda iyo Caruurteeda
10- Nimco Ibraahim Ceelaabe
11- Hodan Ibraahim Ceelaabe iyo Seygeeda
 
oo kala jooga Dalalka Mareykanka, Holland, Ingiriiska, Jarmalka iyo Sacuudiga waxa ay Hambalyo iyo tahniyad u dirayaa Caruurtooda kala ah:-
 
       Mohamed Amiin Sakariye Jibriil  iyo Xaaskiisa Ayaan Cabdikhaaliq Nor oo ku aqalgalay magaalada Hargeysa taariikhdu markay ahayd 26.12.2009; Sidoo kale Liibaan Amiin Sakariye Jibriil iyo Xaaskiisa oo ku aqalgalay magaalada Hargeysa 19.12.09.
Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara; ilaahayna kala siiyo Ubad kheyr qaba iyo in ay ku waaraan Caafimaadqab,barwaaqo iyo badhaadhe. Aamiin

Sidoo kale

Hooyo Sabaax Ibraahim Ceelaabe iyo Seygeeda iyo Caruurteeda oo Jooga Dalka Sacuudiga Waxa ay Hambalyo iyo Tahniyad u dirayaan Wiilasheeda Kala ah.-
   Mohamed Amiin Sakeriye Jibriil iyo Liibaan Amiin Sakeriye Jibriil iyo Xaasaskooda oo  dhowaan ku aqalgalay
magaalada Hargeysa.
Waxana ay ilaahay uga baryayaa in ay noqdaan kuwii isku waara, caafimaadqab iyo farxad noloshooda ku dhammeysta.
Ilaahayna ubad kheyrqaba kala siiyo. Aamiin.Aamiin

Bahda Ceegaagna waxay idin leedahay waxaad ku guursateen magaalada ugu dabeecada wanaagsan gabi ahaan dhulka ay degaan dadka ku hadla Afsoomaaliga ee isu dabeecad wanaagsanaada iskuna waara, ubad kharqabana kala hela ilaahay idinkii.

Sidoo kale waxaa tahniyad u diraya aroorska iyo aroosadaha

 

Haji Tubeec Yusuf & Xaali Muuse Ismaaciil iyo Caruurtooda

Hajiyo Sahra Aw Ismail

Mukhtar Ahmed Adare & Marwadiisa & wiilkooda

Adan Ahmed Adare &Marwadiisa & Wiilashiisa

Ilhan Ahmed Adare & Odaygeeda & Caruurtooda

Roda Ahmed Adare & Odaygeeda & Caruurteeda

Farduus Ahmed Adare & Odaygeeda & Caruurtooda

Muna Ahmed Adare

Hodan Tubeec Yusuf & Odaygeeda & Caruurtooda

Hibo Tubeec Yusuf  & Odaygeeda & Caruurtooda

Haboon Tubeec Yusuf & Odaygeeda

Deeqa Tubeec Yusuf  & Odaygeeda

Wassame Tubeec Yusuf

Mahamed Tubeec Yusuf

Cawaale Tubeec Yusuf

Qoolaab Tubeec Yusuf......

 

 Hambalyo Hambalyo

Aamiin Aamiin Aamiin!!!!

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com