Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi
Raajicuun Ibraahim Maxamed Geedeeye oo ku geeriyooday
Hargeysa.
(Hargeysa,
January 07, 2010 Ceegaag Online)
Waxaa
Shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Allaha u
naxariistee
Ibraahim Xaaji Maxamed Geedeeye
oo si
weyn looga
yaqaannay Gobolada SSC,
Marxuumka oo ahaa ganacsade
aad looga yaqaano Gobolada SSC ayaa ahaa
Nin ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl iyo Dad Jacayl.
Dhamaan
Reer Xaaji Cali Cilmi, gudo iyo dibadba waxay tacsi
gaarsiinayaan dhamaan
Reer
Geedeeye
meelkasta ay
joogaan iyagoo uga tacsiyeyneyna Geerida naxdinta leh ee ku
timid ALLE ha u naxariistee
Ibraahim
Xaaji
Maxamed Geedeeye
waxaan
ilaahay uga baryanaa Marxuumka inuu janadii fardawsa ka
waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo
Sidoo kale waxaa tacsi
nasoo gaadhsiiyay "anigaa ah Xamse C/rahmaan Calawaash,
waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii iyo
qaraabadii iyo saxiibadii aan ka midka ahaa, ee uu ka
geeriyooday Alle nakhariistii Jano ha kawaraabiyee Ibraahim
Xaaji Maxamed geedeeye waxaan leeyahay Alle samir iyo iimaan
ha inaga siiyo dhamaanteen isagana Jano fardowsa
hakawaraabiyo".
Sidoo kale "inaalilaahi wa inaalilaahi raajucuun.ilaahay
naxariistii jano alle(SWT)ha ka waraabiyo marxuum ibraahim
xaaji maxamed geedeeye.
waxaan halkan tacsi ugu dirnayaa qoyska , ehelka iyo
qaraabada gudo iyo dibadba uu ka geeryooday marxuum
ibraahim xaaji maxamed geedeeye.
waxaa
tacsidan waxay ka timi qoyska reer faarax axmed.
dadka dirya
tacsida waxaa weeye.
maxamed
faarax axmed
cabdirisaaq
maxamed faarax iyo reerkiisa
saleebaan
faarx axmed
cabdilaahi
maxamed faarax
khadra faarax
axmed
mubaarak
maxamed faarax..waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu
naxariistii janatul fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin.
waxaan ilaahay uga baryanaa Marxuumka inuu janadii
fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga
wadasiiyo.Aamiiin.Aamiin. Aamiin"
Aamiiin.Aamiin. Aamiin.
webmaster@ceegaag.com |