shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tacsi ku socota qoyskii uu ka baxay Marxuum Ibraahim Maal.

(Jig-Jiga,  January  16,  2010 Ceegaag Online)

Tacsi loodirayo Eheladii uu Kabaxay Marxuun Ibraahim Maal Alle ha unaxariitee ayaa wali naga soo kala gaadheysa dalal kala duwan oo caalamka ah.

  1. Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan
  2. Axmed Suldaan Seed xaasaskiisa iyo caruurtiisa
  3. Cilmi Suldaan Seed iyo caruurtiisa
  4. Daahir  Suldaan Seed iyo dhamaan Ilmo Cabdi Suldaan Seed
  5. Aamina Warsame iyo Caruurteeda
  6. Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
  7. Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda
  8. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan
  9. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan
  10. Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame
  11. Cabdulqaadir Muxumad Suldaan iyo marwadiisa iyo Caruurtiisa
  12. Xaaji Tubeec Yuusuf Cabdi iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil
  13. CHIEF CAAQIL Xuseen Muuse Faarax, xaaskiisa iyo caruurtiisa
  14. Maxamed Muuse Ismaaciil (Buuni)
  15. Maxamed Muxumed Aw-xuseen (Rober)
  16. Maxamud Muxumed Aw-Xuseen (Diarra)
  17. Cabdi Muuse Faarax iyo xaasaskiisa & caruurtiisa
  18. Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan
  19. Rashiid Muuse Ismaaciil iyo Marwadiisa Busaad Cali Kaariye
  20. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale
  21. Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda
  22. Cabdiraxmaan Awfaarax Geedi iyo Marwadiisa Sahra Cabdi Muuse iyo Caruurtooda
  23. Cali Jaamac Xayd iyo Marwadii ina Ciise Iimaan iyo Caruurtooda
  24. Daahir Shamsheer iyo marwadiisa Hodan Tubeec Yuusuf
  25. Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa Khadra Cumar
  26. Ibraahin Ceelaabe Xuseen iyo Xaaskiisa Caasha Cawil Caruurtiisa
  27. Hinda Muuse Caalin iyo Odaygeeda
  28. Haweeya Muuse Caalin iyo Odaygeeda
  29. Sado Muuse Caalin
  30. Fagadhe Roobleh iyo xaaskiisa.

ALLE samir iyo iimaan ha ianaga wada siiyo ilaahayna waxaan ka baryaynaa in Marxuum Ibraahim Maal  janadii fardawsa ka waraabiyo Aamiin Aamiin....

     ************************************************************************************************************************

Sidoo kale waxaa tacsi na soo gaadhsiiyey dadka kala ah
 
Jaamac Xayd Faahiye xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ibraahim Caduur xaaskiisa  iyo  Caruurtiisa
Xassan Nadiif iyo Caruurtiisa
Ismaaciil Kaahin iyo Caruurtiisa
Maxamuud Aw-faarax Geedi
Malyuun Aw-faarax Geedi iyo Caruurtteda
Caydaruus Aw-faarax Geedi
Dayib Ibraahim Muxumed iyo Marwadiisa Xaali Ibraahim Aaden
Naasir Ibraahim Muxumed
Yaxye Ibraahim Muxumed
C/Laahi Ibraahim Aaden (John) xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Fadxiya Ibraahim Aaden iyo Khadra Ibraahim Aaden iyo Caruurtooda
Cawil Cabdi Mixile iyo Caruurtiisa
Xaliimo Aw-biixi iyo Caruurteeda
Musatefe Faysel Ismaaciil Sidci (Jiciir) iyo Marwadiisa Nimco Cawil Cabdi Mixile
Luul Mader Cabdi iyo Caruurteeda Ilma Xuseen Xassan Xaaji
Ceydaruus Aw-Haybe Nuur iyo caruurtiisa
Axmed Aw-Haybe Nuur iyo Caruurtiisa
Siciid Aw-Haybe Nuur
Farxiya Aw-Haybe Nuur
Siciid Cabdi Asker Geedi (Siciid yare)
Idiris Xasan Shiine iyo Dhamaan Ilmo Xassan Shiine
 
Dadkan oo dhamaan tooda kala jooga Magaalada Jijiga ee Xarunta Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Tuulada Gilla oo hoostimaada Magaalada Qabribayax ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Waxay Tacsi udirayaan reer Qalinle Diiriye Geeridii ku timid Alle ha'unaxariistee
Ibraahim Maal Qalinle oo ku geeriyooday Khamiistii inadhaaftey ee bisha January 14 dii Magaalada Jig-jiga. Waxayn leenahay Samir iyo Iimaan Alle hanaga siiyo dhamaanteen isagana Janadiii Fardawsa Alle haka waraabiyo. Aamiin        Aamiin                Aamiin.

 


webmaster@ceegaag.com