Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi
Raajicuun Faadumo
Xaaji Cismaan Aw Nuur
oo ku geeriyooday
Burco.
(Burco,
January 15, 2010 Ceegaag Online)
1. Garaad
Abshir Saalax Iyo Marwadiisa Amiina Xaaji Cismaan Aw Nuur
2.
Maxamud Maxamed Cali Ayax iyo Marwadiisa Aniisa C/laahi
Kaahin
3. Reer
Maxamed Cali Ayax
4. Ilma
Xuseen Kaahin
5. Ilma Muxumed Kaahin
6. C/raxiin Saleeban Dafle iyo
Xaaskiisa marwo Ilhaan C/laahi Kaahin
7 .
Fowzi C/qaadir iyo Xaaskiisa marwo Nuura C/laahi
Kaahin
8.
Cali
Cabdi Wadaad iyo Xaaskiisa marwo Fowzia C/laahi Kaahin
9.
Dhamaan reer Siciid Maxamed Cali Bulay (Reer Sheef)
10.
Dhamaan Reer Salaax Maxamed Cali Bulay (reer Saalax)
Gaadhweyne)
11. Dhamaan
Reer Axmed Yaasiin Gabaxadi
Dhamaan dadka
kur ku xusan waxay tacsi u dirayaan ilma C/laahi Kaahin iyo
Reer Aw Nuur Jiciir Geerida ku timi Hooyadadood , walaashood
Xaajiyo Faadumo Xaaji Cismaan Aw Nuur oo maalintii
khamiistii Jan.14, 2010 ku geeriyootay Magaalada Burco.
Ilaahay waxaanu uga baryeynaa in uu ilaahay janada ka
waraabiyo
Aamiin Aamiin
Sidoo kale anaga oo ah bahda Ceegaag
waxaan tacsi u diranaa Ilma C/lahi Kaahin iyo Reer Aw Nur
Jiciir geerida ku timid hooyadood ALLE ha unaxariistee
Faadumo Xaaji
Cismaan Aw Nuur marxuumada waxaan ilaahay uga
baryanaa inuu janada fardowsa ah ka waraabiyo AAMIIN AAMIIN
AAMIIN.
webmaster@ceegaag.com |