Guri Qurux badan oo iib ah
(Garoowe,
January 21, 2010 Ceegaag Online)
Dhamaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqab dalka dibadiisa &
gudihiisa waxaan u sheegayaa inaan hayo guri aad u qurux
badan oo iib ah oo kuyaal Magaalada Garoowe ee Gobolka
Nugaal.
Gurigan oo loo dhisay qaab noocyada hadda ugu sareeya
guryaha soomaaliya laga dhisto. Waxaana loogu tala galay
dadka u bartay guryaha qurbaha oo leh dhamaan waxyaabaha
nolosha reer qarbigu ina bartay, Sida Tuubooyinkii biyaha ,
Korontada, Musqulaha, Barandada, Garaashyo gudaha ah iyo
Qaboojiyayaal
Wuxuu ku yaal xaafada Hantiwadaag oo ah koonfur/Bari
Magaalada Garoowe oo ah bilicda magaalada, Waxaa afarta
dhinac kaga dhow
1-guryaha Cusub oo hadda Red Croostu Ijaaratey
2- Xarunta Caafimaadka Dr Cali Xasan
3-Shirkada Golis iyo
4-Hotel Hoorshe.
Waxaa dhinacyada ka mara saddex waddo oo waaweyn. Daaqaduhu
waa muraayad, Waxaa ku wareegsan deyr shub ah.Wuxuu gurigani
ka koobanyahay:
4- Qol oo Hurdo
3-Musqulood
1-Fadhi aad uweyn
1-2Jiko
1-Haan ama Berked Qaada 70 Fuusto
1-Garaash 3 Gaadhi Qaada
Cidii danaynaysa inay gurigan iibsato fadlan,
Wixii Faahfaahin ah oo intaas dheer waxaad kala soo
xiriirtaa Farah Mireh
Fmireh@aol.com ama Tel: +1- 612-227-3677
Daawo Sawiradda Guriga
               

webmaster@ceegaag.com |