Inaa Iilaahi Waa
Inaa Ileyhi Raajacuun Waxaanu halkaan TACSI murugo leh uga
direynaa dhamaan reer Macalin Jaamaca meel ay joogaanba
Geeridii Naxdinta Lahayed ee ku timi MARXUUN CISMAAN MACALIN
JAAMAC (SUXUFI) oo gacan ka
xaqdarani kudishey magaalada las_canod waxaan MARXUUNK
ILAAHEY UGA BARYEYNAA INUU JANAFARDOWSA kAWARAABIYO eheladii
uu ka geeriyoodeyna uu samir iyo iimaan inaga siiyo AAMIIN
AAMIIN AAMIIN
Waxaa tacsida diraaya dadka oo kala ah
Dhamaan meel ay joogaanaba.
Reer SHire Cabdi
Cawil Shire Cabdi iyo Caruurtiisa
Caasha SHire iyo Caruurteeda
Saafi Shire Cabdi iyo Caruurteeda
Amina Shire Cabdi
Dhamaan Reer Ibraahim Samater
Maxamed Ibraahim
Amina Ibraahim iyo Caruurteed
Seynab Ibraahim iyo Caruurteeda
Iimaan Ibraahim iyo Caruurteeda
Khadara Cabdi Cawal iyo Caruurteeda
Dhamaan Reer Maxamed Xasan (Marqaan)
Amina Maxamed Xasan iyo Caruurteeda
Dhamaan Reer Maxamed Maahir Meel ay joogaanba
Cabdi Maxamed Maahir iyo Xaaskiisa Fartuun Abokor WEbi iyo
Caruurtooda
Dhamaan Reer tery wacayes Meel ay joogaanba
Cabdi dheere Terey Waceys
Dhamaan Reer Saleebaan Jaamac Meel ay joogaanaba
Koos Saleebaan Jaamac
Dhamaan reer Maxamed Kaahin Meel ay joogaanba
Mustafe Maxamed Kaahin iyo Xaaskiisa Sahar Maxamed iyo
Caruurtooda
Dhamaan Reer Ibraahim Ceelaabe meel ay njoogaanaba
Ibraahim Ceelaabe iyo Xaaskiisa Caasha Cawil iyo Caruurtooda
Dhaan Reer Cali Hargeysa Meel ay joogaanba
Maxamed Cali iyo Xaaskiisa Nadra Ibraahim Ceelaabe iyo
Caruurtooda.
Dhamaantayo Waxaanu Leenahay Samir iyo Iimaan AAMIIN AAMIIN
AAMIIN.
Anaga oo ah dadka magacyadoodu xaga hoose ku xusan
yihiin waxaanu tacsi tiiraanyo
leh u diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday
ala janadii firdowsa ha ka
waraabiyee Marxuun Cismaan Macalin Faarax (Suxufi),oo
gacan ka xaqdarani ku dishay
magaalada Laascaanood dhowaan,isaga oo markaas
salaadii cishaha soo
tukaday,casharkii tafsiirkana soo dhamaystay.
Waxaan eebe uga baryaynaa marxuunkaas inuu u
naxariisto,iyada oo dhamaan qof kasta
oo yaqaanay uu ka naxay geeridiisa,iyadoo geeridu xaq
tahay,hadana waxa geeridiisu
si toos ah ama si dadban u taaban doontaa boqolaal
isugu jira caruur uu iskooladooda
isagu gacanta ku hayey wax ka baran jirey,,iyo weliba
maato badan oo uu ahaa ninka
isku xidha jaaliyadaha dibada iyo dadkaas wadankii
hooyo ku dhibaataysan.
Waxaan sidoo kale qoyskii iyo eheladii uu ka tegeyna
leenahay ilaahay samir iyo
iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen.Waxaana sidoo kale
kuwii dilkiisa ka danbeeyey iyo
kuwa ku caawiyeyba aan eebe uga baryaynaa inaau u xil
qarin,oo if iyo aakhiraba ay
cadaabta eebe dhadhamiyaan.Aamiin...Aamiin..Aamiin.
Waxaa tacsidan diraya dadka hoos ku qoran oo kala ah:
Hooyo Aamina Abokor Faarax(Webi).
Maxamed Abokor Faarax.
C/Rashiid C/llaahi Abokor Faarax.
Axmed C/llaahi Abokor Faarax.
Axmed Maxamed Abokor.
Cabdi Maxamed Maahir.
Cawil Maxamed Maahir.
Xassan Diiriye Jaamac iyo xaaskiisa
C/Xakiin Diiriye Jaamac iyo xaaskiisa.
Maxamed Diiriye Jaamac .
Deeqa Diiriye Jaamac.
Felis Diiriye Jaamac.
Ubax Diiriye Jaamac.
Xubi Diiriye Jaamac.
Dhamaan reer Diiriye Jaamac Ulux.
Cali Cawl Xuseen iyo caruurtiisa.
Dhamaan reer Ibraahim Samatar.
Dhamaan reer Maxamed maahir.
Dhamaan reer Cabdi Maahir.
Dhamaan reer Terey Wacays.
Dhamaan dadkaas aan kor ku xusnay oo kala jooga
aduunka dacaladiisa waxay la
qaybsanayaan baroordiiqda xaaskii iyo caruurtii uu ka
geeriyooday marxuun Marxuun Cismaan Macalin Faarax (Suxufi).
ALLE naxariistii janno haka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo
iimaan haka siiyo Aamiin
Hassan Dirie Jama