|
Somalia: culture, chaos and clans
Broadcast Dec. 8, 1992 At CBC
Daawo |
|
Maxaad Kala socotaa Deegaanka Cusub ee
Ceegaag (C/risaaq Lafoole) |
|
Gaalkacayo
Oct 31 06
Maxkamdii Labaad ee Islaamiya ee lagaga
dhawaaqo Gobolada Puntland oo laga yagleelay Gaalkacayo
Riix |
|
Bu'aale Oct
31 06
Maleeshiyaad ku hoos gabanaya
Calanka Maxaakimta Islaamiga oo Dil ula kaca u gaystay
Maxaabiis wada dhaawaca oo ka soo jeeda Beesha Mareexaan.
Riix |
|
Muqdisho Oct
31 06
Qaraabadii Muwaadin Somaliyeed oo poliska canada ay jirdil
maskaxeed u geysteen oo dhigay banaanbax
Riix |
|
P R E S S R E L E A S E |
Hambalyo Aroos
Jibriil Ibrahim Ceelaabe iyo Roda
Mahamed Hassan |
|
Mudisho Oct
29 06
Waxaan Buurhakabo Ku soo
arkay (Abuukar Alberdi)
Riix |
|
Baydhabo Oct
28 06
Geedi oo aan wali ka daalin dibindaabyada uu ku hayo
dowladiisa iyo kala dilida, iska horkeenka dadka xalka u
raadinaya Soomaaliya
Riix |
|
New York Oct
28 06
Xoghayaha QM
Kofi Anan oo ugu baaqay Eritrea iyo Ethiopia in ay
faraha kala baxaan arimaha Somalia
Riix |
|
Baydhabo Oct
27 06
Gudoomiye ku
xigeenka Baarlamaanka oo Baaq u jeediyay Golaha maxaakiimta.
Riix |
|
Baydhabo Oct
27 06
Dowladaha
Itoobiya Iyo Uganda!!! Oo Doonaya Inay Soomaaliya Soo
Weeraraan
Riix |
|
Manchester Oct 27 06 Dawlada
Maraykanka oo ugu Baaqay Wayaanha Etoobiya iyo Ilmaadeeradooda
Eretariya inay Faraha kala baxaan Soomaaliya
Riix |
|
Goday Oct 26 06
Xaalada Deegaanada
Ogaadeeniya oo kacsan iyadoo dhaq dhaqaaq ciidan oo laxaad
lihi ku soo wajahan yihiin Somaliya
Riix |
|
Qiso Run Ah ::::Fadlan Qoraalkan Waa
Muhiim Akhriskiisu
(Caasho Cali
xasan Columbus, Ohio) |
|
Baydhabo Oct
26 06
48da saac ee soo socota
oo lafilayo inay dhacdo Goobtii Labaad ee is Araga Madaxwayne
C/laahi yuusuf iyo Gudoomiye Sh. Xasan Daahir Aways
Assotiated PressRiix |
|
Gaalkacayo
Oct 26 06
Gilgilsho siyaasadeed oo soo
foodsaartay Puntland
Riix |
|
Hargaysa Oct
26 06
Sheekh Maxamud C/llaahi
Geele oo xabsiga loo taxaabay kadib....
Riix |
|
Muqdosho Oct 26 06
Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee Wadanka Australia oo deeq lacageed soo
gaarsiiyay Golaha Samafalka iyo Horumarinta si Masjidka
isbaheysiga loogu dayactiro.
Riix |
|
Real Madrid oo ka adkaatey
Barcelona kulankii weynaa ee El Clasico |
|
Muqdisho Oct 25 06
Maxaakiimta
Islaanka oo Cunaqabatayn xaga shiidaalka ah ku soorogay DFKMG
Riix |
Nayroobi Oct 24 06
Bandhig
Faneedkii Ciida oo Dhicisoobay ka dib Markii Dadkii Illaahay
ka Xishoodeen |
|
Dhooblay
Oct 24 06
“Wax Somaliland iyo Puntland Layidhaadaa
Majiraan Soomaaliya waa Soomaaliya Kitaabka Alle ayaana lagu
Xukumi min Daraf ilaa DarafRiix |
|
Muqdisho Oct
23 06
Khudbadii Salaada Ciida ee ay ka
jeediyeen Sheekh Xasan Daahir & Sheekh Shariif Masjidka
Isbaheysiga Islaamka
Riix |
|
Baydhabo Oct
23 06
Sirtii raysal-wasaare Geedi uu kula
dhaqmayay Madaxwayne C/laahi Yuusuf ee ahayd "Nimaad qali
qabiixana ka dhawr qoolkana u suubi, Qamuunyay siguu kugu
gartaaye foolasha u qaawi" oo soo ifbaxday.
Riix |
Waxaan Halkan Maamulka iyo
Shaqaalaha Ceegaag ay ka salaamayaan dhamaan Akhristayaasha
Ceegaag online oo aan leenahay Ciid Wanaagsan meel walba oo
aad Joogtaan Saaxiibayaal, Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in
sanadkan sanadkiisa uu nagu gaarsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo,
Cimri dheer iyo Cibaado suuban (kulu caamin wa antum bikhayr)
|
|
Geesigii Soomaaliyeed Ee C/laahi Suldaan
Timacade muxuu kayidhi ninkii walaalkii gawriciisa ninkale ku
raaligaliya.
Riix |
|
USA Oct
22 06
Aqoon yahano soomaliyeed oo furay Machad
NabadeedRiix |
Shabakada
wararka ee Ceegaag waxay ka cudur daaranasaa ina wararka nooga
imanaya Dalkii Hooyo ay dhiilo xabaarsan yihiin sidaa awgeed
aanan soo tabinkarin, kugu dhimay kaa dhimay oo isku dhimo uun
weeyaan ilaahoow sahal amuuraha. |
|
Laascaanood
Oct 22 06
Shirkada isgaadhsiinta telesom ee
Magaalada laascaanood ayaa hoos uriday qiimaha telefoonada
dibeda
Riix
|
|
Kuala Lumpur
Oct 22 06
Madaxwaynaha DGPL oo uu weheliyo
Agaasimaha guud ee wakaalada Macdanta iyo Shidaalka oo
booqasho gaaban ku tegey Dalka Malaysia
Riix
|
|
Burco Oct 21 06
Warbixin
dheer oo laga diyaariyayDugsiga Baanano Boarding School ee
degmada Gaashaamo (Daawo Sawirada)Riix
|
|
Muqdisho Oct 21 06
Muuqaalka Teesarayaashii ay wateen
2-sarkaal sar sare oo katirsan Sirdoonka Wadanka Itoobiya oo
Golaha Maxaakimtu ay ku qabteen Gudaha Magaalada Muqdisho.
Riix
|
|
Baydhabo Oct 21 06
Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay
taageerayaan kuwa Wayaanaha Itoobiya oo Qabsaday Saakay
Magaalada Buurhakaba.
Riix |
|
Tacsi
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Macalin Faarax
oo ku geeryooday Laascaanood |
|
Muqdisho Oct 20 06
Golaha Maxaakiimta Islaamka iyo Culimada Dariiqooyinka
Suufiyada oo ku heshiiyay difaacista dalka.Riix
|
|
Abu Dabay Oct 20 06
Buur-madaw
(Isinka Habarjeclo) “CID
KASTA OO MAXKAMADAHA CADAWTINIMO KALA HOR-IMANAYSA WAANU
RAACAYNAA”
Riix
|
|
Muqdisho Oct 20 06 Maxaakiimta
Islaamka oo ku guulaystay qabqabashada Basaasiinta
ciidanka Wayaanaha Itoobiya.
Riix
|
|
Tacsi
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Macalin Faarax
oo ku geeryooday Laascaanood |
|
Nairobi Oct
19 06
Madaxweynayaasha Kenya Kibaki iyo Somaaliya C/laahi Yuusuf oo
Shir saacado Badan qaatay ku yeeshay Madaxtooyada Wadanka
Kenya
Riix
|
|
Jiida Hore Oct 19 06
Ciidamo 150 kabadan
oo isu soo dhiibay Jabhadda ONLFRiix
|
|
Muqdisho
Oct 19 06
Sheekh
Xasan Dahir oo beeniyay in ciidamo uu u direy Somaliland si ay
u qaarijiyaan Madaxweyne Reyaale.
Riix
|
|
Nairobi
Oct 19 06
Mareykanka Oo Eriteriya Ku Eedeeyey Inay Aag Dagaal Oo Hor Leh
Ku Furtay ItoobiyaRiix
|
|
Burco
Oct 19 06
Maxkamadaha muqdisho oo dhaqdhaqaaqyo
milatari ka wada Burco
Riix
|
|
Gaalkacayo
Oct 19 06
Warbixin iyo
Wargalin ay Gudiga Jaamacada Puntland University Qaybta
Caafimaadka ee Gaalkacyo udirayaan Jaaliyadaha Puntland
Riix
|
|
Baydhabo Oct 18 06
Cabdirisaaq
Afgaduud oo ku hanjabay in Cali Madoobe aan xoog looga saari
karin magaalada Baydhabo.
Riix
|
|
Dubia Oct 18 06
Shariif Xasan: "Geeddi wuxuu Caqabad ku
yahay Dib u heshiisiinta Soomaaliya"
Riix
|
|
Kismaanyo Oct 18 06
Maamulka
Islaamiga ah ee Gobolada Jubbooyinka oo bilaabay in dadka ay
ka saaraan Xarumihii Dowladdii hore.
Riix
|
|
Kismaanyo Oct 18 06
Gudoomiyaha gobolada Jubooyinka Sheekh Axmed Madoobe oo
beeniyey in Bare Hiiraale uu soo gaaray Degmada Bu,ale
Riix
|
|
Muqdisho
Oct 17 06
Golaha
guurtida Hawiye oo maanta kulan la yeeshay xubna ka socday
golaha maxaakiimta Islaamka.
Riix
|
|
Baydhabo Oct 17 06
Ra’isul Wasaare Geeddi “Wadaad Xume Hore ayuu tilmaamay Siyaad
Barre, maantana
Riix
|
|
Adis
Ababa Oct 17 06
Kulan
Qarsoodi ah oo Itoobiya ku Dhexmaray Cabdillaahi Yuusuf iyo
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee maamulka isku magacaabay
Somaliland
Riix
|
|
Ceerigaabo
Oct 17 06
Xiisado ka taagan magaalada
ceeri-gaaboRiix |
Bayaan ka soo baxay Beesha Harti-Daarood
ee Waamo |
|
Adis Ababa
Oct 17 06
Qorshihii Maamulka
Wayaanaha Itoobiya ee Soomaaliya oo Dhicisoobay
Riix |
Reer Gedo Colka Jooja, Dullaankana
Cagta u Dhiga. |
|
Ceerigaabo 16 Oct 2006
Gaadhi Tikniko oo uu lahaa maamulka Riyaale oo loola soo
baxsaday dhinaca PuntlandRiix |
|
Baydhabo Oct
16 06
Saransoor Oo Gen.
Madoobe ugu itaal sheeganaya Baydhabo kuna amray inuu 24-Saac
gudahood Uga baxo
Riix |
|
Itoobiya Oct 16 06
Taliska
nafla-caariga Wayaanaha oo xiisad colaadeed oo diin ku
salaysan ka dhex wada shacabka Jimma, ee Itoobiya
Riix |
|
Garoowe
Oct 15 06
Madaxwayne Cade Muuse oo Kaga run sheegay inuu Gaajada iyo
Jahliga ka la dagaalami doono reer puntland, balse su'aashu
Riix |
|
Baardheere Oct 15 06 Maleeshiyooyin
iyo gaadiidka dagaalka uu horkacayo Barre Hiiraale oo Saaka
soo gaadhay qaybo kamida Jubooyinka.
Riix |
|
Muqdisho Oct 15 06
Qaliin Mucjiso ah oo ay fuliyeen
dhaqaatiirta Isbitalka MadinaRiix |
|
Addis Ababa
Oct 14 06
Patrizia:
"Itoobiya Baynu Ku Caawineynaa Wixi Ay U Baahantahay Si Ay Wax
Uga Qabato Xaalada Cakiran Ee Soomaaliya"
Riix |
|
Baydhabo Oct 14 06
Dawlada 4.5 oo xalay raysal-wasaareheedu
isku shaandheeyay
Riix |
|
London
Oct 14 06
Dowlada Marooko ayaa ku dhawaaqaday in ay ay wax ka badalayaan
manhajka waxbarashada ee dalkooda, gaar ahaan qaybaha khuseeya
xijaabka ama jalaabiibkaRiix |
|
Hargaysa Oct
13 06
Shirjaraaid
oo Caaqil Cabdi Cali Abokor iyo Caaqil Cabdi Jaamac Gaydh ku
qabteen Magaalada Hargaysa, iyagoo ku nuuxnuuxsaday baahida
adkaynta nabadgalyada beelaha ku hareereesan magaalada cusub
ee Ceegaag.
|
|
Muqdisho Oct 12 06
QM oo
cadaysatay nacaybka ay Islaamka u Qabto siiba Soomaaliya
Riix |
|
Hargaysa
Oct 12 06
Sheekh reer Laascaanood ah oo saaka xabsiga hargaysa loo
taxaabay.Riix |
|
Baydhabo Oct 12 06
Madaxweyne Yuusuf oo ku eedeeyay
qaraxyadii Baydhabo Maxkamadah Islaamka iyo Al Qaacida.Riix |
|
Baydhabo Oct 11 06
Xukuumada Federaalka oo Ansixisay Baasaboorada ay yeelan
doonto Dowlada iyo shacabka SoomaaliyeedRiix |
|
Kooxda Qaranka
ee Dalka Brazil oo Ciyaar saaxiibtinimo Kaga adkaatay Kooxda
wadanka Ecuador.Riix |
|
Baydhabo
Oct 10 06
Dagaal
oogayaasha diin islaam diidka ah
oo wali kawada agagaarka Magaalooyinka Kismanyo, Galinsoor,
Baladwayne, iyo Buurhakaba Xiisado Colaadeed iyga oo Wayaanaha
Etoobiya u adeegaya
Riix |
|
Burco
Oct 10 06
Bayaan
Ay Soo Saareen Culumada Gobolka TogdheerRiix |
|
Muqdisho
Oct 09 06
Sheekh Shariif oo
Jihaad laysaga difaaco Etoobiya Iclaamiyay
Riix |
|
Hargaysa
Oct 09 06 Culumada reer waqooyiga oo ugu baaqay xukuumada Somaliland
inaydastuurka EEBE dalka ku maamulaanRiix |
|
Balan-bale Oct 09 06
Gabadh soomaaliyeed oo u dhalatay qabiilka
Daaroodka oo askar Tigree ahi ku hor kufsadeen ciidamo Daarood
ah magaalada Balanbale iyagoo isku diyaarinaya sidii dagaal ay
ugu soo qaadi lahaayeen maxaakimta islaamiga ah. Riix |
|
Taariikh madow oo soomartay
culuma-udiinka iyo heerka ay maanta taaganyihiin
Riix
Halkan
ka dhagayso Qudbadii qaran Aayad waa
ka gudbaa |
|
Kismaayo Oct 08 06
Guluf
colaadeed oo ka soo cusboonaaday KismaayoRiix |
|
Ciyaarihii Isreebreebka Wadama
Europe ee loogu soobaxayay " Euro 2008" ayaa Caawa la isku
haleelay sidan soo socota
Riix |
|
Gaalkacayo Oct 07 06 Haayadda
Islamic Relief Somali Program Oo bixisay Ramadaan Food
Program
Daawo |
|
Louisville,
Oct 07 06
Louisville. Kentucky
Aabe somaali ah oo dilay 4 tiisii ilmood, aadna u
dhaawacay hooyadood.Riix |
|
Kismaayo
Oct 06 06
Maxkamadaha
Muqdisho oo maamul ku meelgaadha u dhisay kismaayo
Riix |
|
Boston Oct 06 06
Hordhac Cajaladihii
Ceegaag iyo dhulku siduu yahay
daawasho wacan |
|
Roma Oct 05 06
(Il Velino) Eeda iyo dhibaatada dhabta ah ee ka
aloosan Soomaaliya waxa ka dambeeyay Wax-Qabad-la'aanta Beesha
Caalamka, oo ay ugu horreyso Unta
Riix |
|
Muqdisho
Oct 05 06
Waaxda
ammaanka ee golaha Maxaakiimta oo maanta sheegay in dhawaan
hub ururin ka bilaabi doonaan magaalada Muqdisho
Riix |
|
Muqdisho
Oct 05 06
Golaha
Maxkiimta Islaamka oo ku dhawaaqay Maxkamadda ku dhaqanka
Shareecada Islaamka ee Gobolka BanaadirRiix |
|
Baydhabo Oct 05
06
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya oo warbixin ka
bixiyey waxyaalaha Qarxa oo laga soo helay goobo ka mid ah
Magaalada Baydhabo
Riix |
|
Muqdisho
Oct 04 06
Sheekh Xasan Daahir oo ka hadlay jirdilkii loo gaystay Sheekh
Maxamed Ismaaciil oo u xiran xabsiga
Riix |
|
Dr. Ibrahiim Dasuuqi oo
ah Afayeenka Ururka Al-islaax( Al-ikhwaan AL-Muslimuun)
Maxkamadaha Shicaarka
Islaamka ayay kor u qaadeen
Riix |
|
Buuhoodle Oct 03 06
Munaasibad Xil wareejin ah oo ka
dhacday xarunta dawlada Hoose ee degmada Buuhoodle Riix |
|
Burco Oct 03 06
Mudaharaad Balaadhan oo lagaga
soo horjeedo jidh dilka loo geeystay Sheekh Maxamed Sh ismail
Riix |
|
London Oct 03 06
Baydhabo wayna dhaxal wareejisay Dhaqaale ahaan iyo siyaasad
ahaan waxaana taa ka masuula Cade Muuse. Xisbiga Ramaas (C/naasir
Guure)
Riix |
|
Afmadow Oct 03 06
Maamul Muqdisho ka
dhisan oo markii ugu horaysay qarka u saran inuu soo xidho
xuduuda Kenya iyo Somaliya ilaa intii la riday maamulkii
madaxwayne Bare.
Riix |
|
Kismaayo Oct 03 06
Radio Kismaayo Oo Dib Hawada Ugu Soo Noqday
Riix |
|
Denmark Oct 02 06
'Ninkii qayrkii loo xiiroow soo qayso'
Xarumo Diineed kuyaalla Wadanka Denmark
oo qaarkood Soomaali ay lahaayeen oo lagu weeraray wayaabaha
qarxaRiix |
|
Kismaayo Oct 02 06
Ciidamada Maxaakimta ee kusugan Jubbooyinka oo durdaba qaaday
dhamaan isbaarooyinkii
Riix |
|
Muqdisho
Oct 02 06
Ciidamomada itoobiyaanka oo weli si xawli ah u soo galaya
Dhulka Soomaaliya iyadoo dowladduna aysan weli ka hadlin
Arrintaasi
Riix |
|
Baydhabo
Oct 02 06
Golaha 4.5 ee
fadhigoodu yahay Baydhabo oo maanta isku raacay qaabka loo soo
xulayo mas'uuliyiinta waaxaha dowladda
Riix |
|
Adis
Ababa
Oct 02 06
Melle Zanawi oo sheegay in
dalkiisa aanu raali ka noqon doonin soo noqshada midnimada
shantii gobol ee soomaaliya
Riix |
BAYAAN KAL-SOONI KALA NOQOSHO AY SOO SAAREEN
BEESHA ABOKOR HAYAAG
Riix |
|
Muqdisho Oct
01 06
Jimciyada Kheyriga Ramadaan oo ugu baaqday
Ganacsatada in ay ka qeyb qaataan afurinta dadka danyarta ahRiix |
|
Boosaaso
Oct 01 06
Maamulka Puntland oo ka cabsi qaba wadaada
Boosaaso
inay ku biiraan kuwa MuqdishoRiix |
|
Marka
Oct
01 06
Culimada Gobolka Sh/Hoose oo diidmo kala hor yimid Qaabkii
Maxkamadaha u sheegeen inay kula wareegen GobolkaRiix |
|
Ceelmacaan
Oct 01 06
Markab sida Sonkor
ayaa ku xiran Dekedda Ceel Macaan xilli ay furan tahay Dekedda
Magaalada Muqdisho
Riix |
Dagaal
Beeleed
Riix |
Wararkii
Hore
Sept 2006 |
|