|
Su'aasha Sanadka
Maxaa Mutacalimiinta Soomaaliya ugu Dhaqmaan Sida Caamada ama
Geeljiraha
Markay Gorfeenayaan Qaybsiga Arimaha Xukunka ama Xukuumada? |
|
Feer Feer Nov 24 06
Taliska Wayaanaha
Ethiopia oo isku diyaarinaya soo
weerarida dalkii hooyo
Riix |
|
Boosaaso
Nov 24 06
Madaxwaynaha MGPL oo dhagax dhigay dhamaystirka Garoonka
diyaaradaha ee BoosaasoRiix |
Boston
Nov 23 06
shabakada
Ceegaag online ka codsanasaa dhamaan shacabka soomaaliyeed ee
ku dhaqan dalalka Mareekanka iyo Ingiriiska inay isticmaalaan
dhamaan awoodooda wadaninimo ee ay ku leeyihiin wadamadooda
cusub kana dhaadhiciyaan wakiiladooda xaqiiqada dhabta ah ee
soomaaliya iyaga oo iska ilaawaya dhamaan wixii sad bursi ah
ee dhexdooda yaala manta.Riix |
|
Muqdisho
Nov 22 06
Maxkamadaha
Muqdisho oo shaaca ka qaaday joojinta Dhuxusha laga dhoofinayo
dalkaRiix |
|
New York Nov 22 06
ACF NUTRITIONAL SURVEY WAJID DISTRICT
BAKOOL REGION SOMALIA |
|
Jabuuti Nov 21 06
M/weynihii
hore ee Djibouti oo saaka ku geeriyooday gurigiisa magaalada
Djibouti maanta la aasay
Riix |
Baaq ka soo baxay degmada DHAHAR oo lagu
Iclaamiyey ku dhaqanka Shareecda Islaamka |
|
Cadarache
Nov 21 06
Saynisyahanada
aduunka, marka lagareebo Wadamada Pakistan, North korea iyo
Iran, ayaa kusoo qulqulaya Magaalada Cadarache ee koonfurta
Faransiiska si ay siwadajir ah u curiyaan hanaan kale oo lagu
hormarinkaro tamarta nuclear ka.... |
BAYAAN LAGU TAAGEERAYO GO’AANKII
MADAXWEYNAHA D.G.Pl. EE SOOMAALIYA EE KU- DHAQANKA SHAREECADA
ISLAAMKA |
|
To: All International NGO’s operating in
Somalia. All National NGO’s in Somalia |
|
Muqdisho
Nov 21 06
Appeal for Emergency Relief for Flood Affected People
Riix |
|
Boosaaso Nov 21 06
Colaada uu Ina Qaybdiid ku-la-soo Galgalanayo Puntland oo aan
Waxba u Dhimin Habsami usocadka Ganacsiga Puntland
Riix |
Hambalyo & Tahniyad Aroos
(Khadra
aw-xasan Yuusuf & Wahiib Cabdi Nuur) |
|
Muqdisho Nov 20 06
Maalinta bullaacadaha adduunka oo si weyn looga
xusay MuqdishoRiix |
|
Danjirihii hore
ee Soomaaliya u fadhiyey Qaramada Midoobay oo ka digay in la
qaado xayiraada hubka ee saaran
Riix |
|
QABASHADA AFARTA JILBAHA INOO DHIGAY
MASAHLANA |
|
Baydhabo Nov 19 2006
WAKIILKA Q/MIDOOBAY EE SOOMAALIYA OO BOOQASHO DEG DEG AH KU
IMAANAYA XARUNTA DOWLADDA KMG
Riix |
|
Muqdisho Nov 19 2006
Maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya oo sheegay in ay diyaar u
yihiin in ay Soomaaliland kala xaajoodaan waxa ay ka
tabanayaan walaalahooda koonfurta Soomaaliya
Riix |
|
Washington Nov
18 2006 Dowladda Maraykanka
ayaa ku soo biirtay dalalka sida weyn u danaynaya in
Soomaaliya laga qaado cuna qabataynta hubka ee saaran muddada
aan ka yarayn 14-sano.
Riix |
|
Afgooye Nov 18 2006
Madmadow siyaasadeed oo soo kala
dhexgalay Sheekh Yuusuf Indha Cadde iyo Abuu-Quteyba |
|
Hanoi
Nov 18 2006
Kulanka
wadamada kubahoobay APEC oo akfurmay Hanoi Vietnam.
Riix |
|
Muqdisho Nov 18 2006
GMI
Somaliya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay baadi
goobayaan gobolada Soomaaliyeed ee NFD iyo Soomaaligalbeed.
Riix |
Laascaanood Nov 17 2006
Baaq Ay Soo Saareen Garaad-da Culimada
Iyo Waxgaradka Sool Sanaag Cayn |
|
Muqdisho Nov 17 2006
Guul Wayn oo usoo hoyatay shacabka Soomaaliyeed
(Illaahoow
maxkamadaha u gargaar)
Riix |
|
Ciyaarihii Isreebreebka ee Euro 2008 loogu soo baxay & Ciyaaro
saaxiibtinimo oo caawa dhacay.
Riix |
|
Soomaaliya Nov 16 06
AGOONTA
U WADHAN DUUFAANADDA
Riix |
|
Press Release:
One of the Worst
Floods in Recent History Hits Somalia - Up to One Million
People Could Be Affected in the Coming Weeks
Riix |
USA Nov 15 06
Baaqa ay soo saareen Culumada iyo
waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah ee ku nool Waqooyiga
Ameerika |
|
Buuhoodle Nov
15 06
Marlabaad Qaylo-dhaan:
Cudur Ba'an (Haygu soo dhicin) oo fara kulul ku haya
Geela Gobolka
Cayn
oo ilaa hada wax
ba laga
qaban
dibad iyo gudaba.
Riix |
|
Sananjad
Nov15 06
Ahmadinejad
oo shaaca kaqaaday in
Iran ay wadi doonaan halgankooda xuquuqda ay uleeyihiin
ee
yeelashada
farsamada Nuclearka.
Riix |
|
Nairobi Nov15 06
“Umada Soomaaliyeed waqti badan ayay soo silceene ka
daaya Faro gelinta” Kofi AnanRiix |
|
London Nov 14 06
Xaalada wadanka ciraaq ee kasii daraysa ayaa ku noqotay mid
lagu margado siyaasadaha dibada ee Ingriiska iyo Maraykanka....Riix |
|
Laascaanood Nov 14 06
Banaabax aad u balaadhan oo lagaga soo horjeedo shirka-daha
Dabka, biyaha, iyo isgaarsiinta oo ka dhacay Laascaanood ka
dib.Riix |
|
Hargaysa Nov 13 06
Cajiib!!!!
qiso ku cusub dhaqanka Somalida, nin mar wada aroosay laba
dumara gudaha magaalada Hargeysa
|
Minnesota Nov 13 06
Aqoonyahanada Jaaliyada Reer Puntland
Minnesota Oo Ugu Baaqay Puntland ku Dhaqanka Shareecada
Islaamka
|
|
Soomaaliya Nov 12 06
Farshaxan iidka Duula iyo
Xaalada Somaliya
Riix |
|
MAXAAN KAKORAR-SANAY
SOOYAALKA TAARIIKHDA
Riix |
|
GABOODFALADII
CIIDAMADII UNISOM (SOMALI) AYAA KUUGU FILAN WAANO
Riix |
|
Muqdisho Nov
12 06
Masuuliyiinta maxkamadaha oo shir jaraa'id ku qabtay dusha
sare ee markabka Vishaam1 oo Muqdisho soo gaaray.Riix |
|
Buuhoodle Nov
11 06
Qaylo-dhaan:
Cudur Ba'an (Haygu soo dhicin) oo fara kulul ku haya Geela
Gobolka Cayn oo ilaa hada wax ba laga
qaban dibad iyo
gudaba.
Riix |
|
Laascaanood Nov 10 06
Maxkamadii Sadexaad ee Islaamiya oo lagaga dhawaa-qidoono
Laascaanood
Riix |
|
London
Nov 10 06
Cunida Qaadka oo laamaleenayo inay Sababtay in Caadadii Reer
galbeedka ee Isdilku ku soo Duxdo Soomaalida u soo Haajirtay
Riix |
|
Muqdisho Nov 09 06
Deeq lacageed oo ay ugu deeqeen
Jaaliyada sucuudiga Magaalada muqdisho nadaafadeeda oo
lagudoon siiyay maamulka maxkamadaha, Aaway Gudoomiye cada
gaaboow? |
Hambalyo Aroos
Eng. C/qafar X. maxamud Mayax iyo Farxiya Maxamed Muuse |
|
Ceegaag Nov
08 06
Waxaa
shalay deegaanka Ceegaag gaadhay Hay'ada Bisha cas ee
somalia xafiiskooda Gobolka Sool... |
|
Xiriiriyaha Hay'adda Daryeel
Bulsho Guud, ayaa faahfaahin ka bixiyay 15 Haamood oo wada
qafilanoo lagu arkay ilaa inta u dhaxeeysa Garacad
iyo Muqdisho
Riix |
|
Gaalkacayo
Nov 08 06
Ciidamda
Amaanka ee Puntland oo ku dhiidhiiran Shacabkooda ayaa wali
sii wada Cabudhinta Wadada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug
Riix |
|
Muqdisho
Nov 08 06
Guulo wax ku oola laga gaadhay kulankii
Maxakiimta iyo Barlamanka DF ee Afgooye
Riix |
|
Garoowe
Nov 08 06
Suuq laga furey GaroweRiix |
|
November
8, 2006
Somali News:(Maqaal uu qoray Guutaale)
Waa yaabe miyaan weli la daalin? miyaanse dadku damiir lahayn?
miyaanay garan karin sida wax u socdaa..... |
|
Melbourne Nov 08 2006
Jaaliyada Beesha Absame ee Australia
ayaa baaq Mahad-celin ah ka soo saaray dadaalkii Soomaalida
Kenya ay Ku Garab istaagtay socdaalkii waftigii Maxaakiimta ee
Nairobi. |
|
Ceegaag Nov 07 06
Hanbalayo ilmihii ugu horeeyey ee
kudhasha Ceegaag |
|
Muqdisho Nov 07 06
Albarakaad oo wali dawlada
Mareekanku Dulmi ku hayso Shan-sano dabadeed
Riix |
|
Bejin Nov 06 06
Gabagabadii shirkii
FOCAC.
Riix |
|
Muqdisho Nov 06 06
Sheekh
Yuusuf Indhacadde oo Shaaca ka qaaday in Wada hadal kadib
xuriyadooda loosoo celiyay Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada
Jubbooyinka oo Garoonka Diyaaradaha Wilson lagu xayiray.
Dhageyso. |
|
Kooxaha Real Madrid, AC
Milan, Arsenal & Chelsae oo Caawa Guuldarooyin la kulmay.
Riix |
|
Warqad ayku qoran yihiin arimo Xasaasi
ah lagana soo diray Muqdisho loona soo diray Shacabka Dega SSC
oo na soo Gaadhey Nala Aqrista Wixii Figradaada ahna noosoo
dir |
|
MUqdisho Nov
05 06
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaano
uu hoggaa-minayo oo Muqdisho Soo GaadhayRiix |
|
Illaahayoow
Diintayada Dalkayaga Iyo Dadkayaga Nabad iyo Cabsidaada Ugu
Deeq(Iidka Duula)
Riix |
|
Boqol sano ka hor muxuu Sayid Maxamed
Cabdule Xasan ka yidhi xaalada taagan ee Soomaaliya |
|
Muqdisho Nov
04 06 Culamaa`udiin Ka
Soo Jeeda Puntland Oo Taageeray Maxkamad Dhawaan Lagaga
Dhawaaqay Magaalada Gallkac
Riix |
|
Begin Nov 04
06
Shiinaha oo Laba Laabaya Deeqihii uu
Afrika Siin Jirey
Riix |
|
Maxkamadaha Islaamiga ah iyo
xukuumadda Ethiopia waxay qorshaysteen in ay ku kala baxaan
gobolada Soomaaliyeed ee xadka la wadaaga Ethiopia. Shacabka
Soomaaliyeed ee gobolada Hiiraan, Bakool, Bay, Mudug,
Galgaduud iyo Gedo oo khatar ugu jira in ay soo wajahdo xaalad
muruga leh haddii uu qarxo dagaalka Maxkamadaha iyo Ethiopia.
Riix |
|
Curadkii
la Xumeeyay
Ka dib salaanta dusha waxay ila noqotay
inaan fikirkeyga ka dhiibto dhacddii Angalo ee foosha xumayd,
waxay aniga ila muuqataa gar baaqatay iyo dhacdo qabyowday,
waxaanan ka idhi qoraalkan:- |
|
Begin Nov 03
06
Waxaa isgu yimid magaala madaxda dalka
China
ee
Begin
madax ilaa 48 wadan oo Africa ah iyadoo ay tahay markii ugu
horaysay oo ay wadomo intaa dhan oo kasocda qaaradkaliya ay
isgu yimaadaan wadanka china..... |
|
Muqdisho Nov
02 06
Ciidamadii
Qaranka Somaliyeed oo markii ugu horaysay u soo xaadiray
difaaca qarankii loo tababary
Riix |
|
Burco Nov 02
06
DUGSIGII U HOREEYAY EE BOARDING AH OO
MAANTA LAGA FURAY BURCO(daawo sawirada)
Riix |
|
Burco Nov 02
06
Warshada
Saabuunta Indhadeero ee Burco oo La dhamystirayRiix |
|
Gaalkacayo
Nov 02 06
Maxaa Maamulka Puntland ula hadhay
Beesha hada ku dhawaaqday Maxkamadda Islaamiga ah ee Badbaado
Mar hadii aan wali cidna loo qisaasin dilkii foosha xumaa ee
loo gaystay Isinkoodii. Riix |
|
Khartuum Nov 01 06
Shirkii dib u
hashiisiinta Dawlada iyo Maxkamadaha oo dib loo dhigay
Riix |
Wararkii
Hore
Oct 2006
Sept 2006 |
|