 |
Baled
xawo Feb
29,08
11 qof oo
Cudurka Shuban Biyood-ka ugu dhintay Magaalada Baled Xaawo
Riix |
 |
Bosaaso Feb
29,08
Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Xarun Cusub ee Wasaarada Warfaafinta
(Daawo Sawirada).
Riix |
 |
Muqdisho Feb
29,08
Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo gaaray Magaalada Caabud Waaq oo dib is
kaga noqday.
Riix |
 |
Boston
Feb 28, 08
Waa qaybtii labaad ee darsigii diiniga ahaa
ee ku saabsanaa 'Barbaarinta Caruurta'
Dhagayso |
 |
Baydhabo
Feb
28,08
Wakiilka gaarka ah ee Qara-mada midobay u qaabilsan Arimaha Somalia
Ahmedou Ould Abdallah oo maanta soo gaaray M/Baydhabo.
Riix |
 |
Beled
Xawo Feb
28,08
Maamulka Gobolka Gedo oo soo qab-qabtay Kooxo dad rayid ah ku dilay degmada
Beled Xaawo.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
28, 08
Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Shibis oo xalay ay kooxo hubeysan toogasho ku
dileen.
Riix |
 |
Leego
Feb
28,08
Dagaalyahano daacad u ah Maxkamadaha Islaamka ayaa la wareegay deegaan-ka
Leego oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Riix |
 |
Kuwait Feb
28,08
Habalyo, Dhiiragalin, iyo Codsi Ku Socda Dhamaan
Bulshuwe-ynta Reer Ceegaag Ri |
 |
Boosaaso Feb 28,08
Dugsiga Xiftinta Quraanka iyo Waxbarashada
Aasaasiga ah ee Qurduba ayaa Dar Dar galiyay Aqoontiisa [Daawo Sawiro] Riix |
 |
Baydhabo Feb
27,08
Madaxda Dowladda oo kulan kula leh
Magaalada Maydhabo Wasiirka Arr dibada Itoobiya Riix |
 |
Sana'a Feb
27, 08
Madaxda Dalalka Yemen iyo Turkiga oo ka
wada hadley arimaha caki-ran ee Somalia
Riix |
 |
Baydhabo Feb
27,08
Sadexda Mas'uul ee ugu sareysa Dowladda Kmg
o maanta gaaray Magaalada Baydhabo
Riix |
 |
Muqdisho Feb
27,08
Ciidamada Dowladda oo saaka agagaarka KM4 ku toogtay nin ay walaalo
yihiin Ra'iisal Wasaare ku xigeenka DF Axmed C/salaan
Riix |
 |
Muqdisho Feb
27,08
Gaari ay lahaayeen Ciida-mada Itoobiya oo goor dhaweyd lagu qarxiyay
isgoyska Towfiiq ee Degm-ada Yaaqshiid.
Riix |
 |
Lascanod Feb
26,08
Garaad
Ismaaciil
Ducaale
Guuleed oo Maanta lagu Aasay Magaalada Laascaanod.
Riix |
 |
Ceegaag Feb
26,08
Maamulkii ugu horreeyay ee
laga dhiso degmada Ceegaag oo maanta lagu dhawaaqay
Riix |
 |
Muqdisho
Feb 26,
08
Ciidamada
Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo maalintii labaad howlgal ka wada qeybo ka mid ah
Magaa-lada Muqdisho.
Riix |
 |
Galgadud Feb
26,
08
Ciidamada Itoobiya oo gebi ahaanba kasoo baxay Gobolka Galga-duud oo dhawaan
ay gaareen.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
26,08
Aaska Gen. Cabdi Kadiye Faarax (Harag Shabeel) oo ay kasoo qeyb galeen
Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Kmg.
Riix |
 |
Edmonton Feb
26,08
Tacsi ka
timid Jaalliyada SSC ee Gobolka Alberta, Canada.
Riix |
 |
New
York Feb 26,08
Taageerayaasha Senator Barack Obama ayaa
daca-ayad raqiisa ku tilmaamay sawir Internet-ka ay soo galiyeen Taageerayasha
Ms. Clinton
Riix |
 |
Lascanod Feb
25,
08
Inaa
Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun.. Garaad
Ismaaciil Ducaale Guuleed oo ku Geeriyooday Magaalada Laascaanod.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
25,
08
Max'ed
Dheere oo mar kale sheegay inuu la hadlayo Kooxaha Mucaa-radka ah hadii ay
Hubka dhigaan.
Riix |
 |
Dhoobley Feb
25,
08
Xubin ka tirsan Kooxda
Asmara ayay Ururka Al-Shabaab ku amartay inuu isaga baxo Magaalada Dhoobleey.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
25,
08
Ciidamada Dowladda kmg iyo kuwo Itoobiya oo howlgal ay ka sameeyeen
Degmada Yaaqshiid dad ku qabqabtay.
Riix |
 |
Diinsoor Feb
25,
08
Cutubyo ka mid ah Ciida-mada Dowladda Federalka iyo kuwo Itoobiya oo u
Ruqaansaday Degmada Diinsoor.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
25,
08
Madaxii Waaxda Canshuu-raha Degmada wadajir ee maamulka G/Banaadir oo
kooxo hubeysan ay xalay dileen.
Riix |
 |
Baledweyne Feb
25,08
Qarax
Khasaare geystay oo xalay ka dhacay bartamaha Magaalada Baledweyne ee Gobolka
Hiiraan.
Riix |
 |
Badhan Feb
25,
08
Caasimada gobolka Maakhir ee Badhan oo
laga soo sheegayo warar
xanbaarsan dhiilo colaadeed |
 |
Boston Feb
24,
08
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun.. Marxuun
Hasan Xaaji Xaashi oo ku Geeriyooday Magaalada Boston.
Riix |
 |
Garoowe Feb
24,
08
Aqoon isweydaarsi ay soo qabanqaabisay Hay'adda PDRC oo ka dhacay
Magaalada Garoowe ee Xarunta P/land. Riix |
 |
Johanesburg Feb
24,
08 Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Magaa-lada
Lombobo ee Dalka Koonfur Africa.
Riix |
 |
Tuka Raq Feb
24,
08
Taliyihii Ciidanka Kulmiska Puntland oo saaka ku geeriyooday Shil Gaari oo ka
dhacay Tuka Raq.
Riix |
 |
Dubai Feb
24,
08
Shariif
Hassan oo beeniyay in uu iskaga Baxay Kooxda Asmara.
Riix |
 |
Diinsoor Feb
24,
08
Dagaalyahano Daacad u ah Kooxda Al-Shabaab oo qabsaday Degmada Diinasoor ee
Gobolka Baay.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
24,
08
Goob Aflaanta lagu daawa-do oo ku taal deegaanka Ceelasha Biyaha oo
xalay ay kooxo hubeysan bamb-aano ku tureen Riix |
 |
Muqdisho Feb
23,
08 Xaalada Muqdisho oo soo
Hagaagasa
Riix |
 |
Jamaame Feb
23,
08 Shaqaalihii Hay'adda MSF Holland oo dib ugu soo
laabtay Magaalada Jamaame.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
23,
08
Sheekh Aadan Madoo-be oo soo gaaray
Magaalada Muqdisho.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
23,
08
Qarax ay
dad rayid ah ku dhinteen oo ka dhacay Agagaarka KM4 ee Magaalada Muqdisho.
Riix |
 |
Adis Ababa Feb
23,
08
Dalalka
Ethiopia
iyo Austria oo kulan ka yeeshay Xaalada cakiran ee Somalia.
Riix |
 |
Dhusamareb Feb
23,
08
Ciidamadii
Itoobiyaanka ahaa ee shalay gaaray deg-mada Dhuusamareeb oo halkaasi ka wada
dhaq-dhaqaaq ciidan Riix |
 |
Muqdisho Feb
23,
08 Kooxo
hubeysan oo dhaawac u geystay mid ka mid ah gudoomiye waaxe-edka degmooyinka
Gobol-ka Banaadir
Riix |
 |
Dhuusamareeb Feb
22,
08 Ciidamada Itoobiyaan ah
ayaa maanta la wareegay talada Gobolka Galguduud Ri |
 |
Muqdisho Feb
22,
08 Xuska 38
Guurada Maalin-ta Ciidamada Asluubta oo maanta si weyn looga xusay M/Muqdisho
Daawo Sawirada. Riix |
 |
Jig-Jiga Feb
22,
08
Madaxweyne C/llaahi Hassan ayaa bilaabay Qiimeynta Golaha
Wasiir-ada Deegaanka Soomaa-lida Itoobiya.
Riix |
 |
Yemen Feb
22,
08
Tahriibayaal Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo ku Haftey Xeebaha u
dhexeeya dalalka Yemen iyo Somalia.
Riix |
 |
Ceegaag Feb
21,
08
Degmada
Ceegaag iyo Guud ahaan Gobolka Cayn oo laga soo sheegayo Biyo La'aan Baahsan
Riix |
 |
New York
Feb
21,
08
Safiirka South Afrika oo ku eedeeyay
QM inay ka cago jiideyso Arrinta Somalia.
Riix |
 |
Afgooye Feb
21,
08
Taliyihii Nabad sugida
Degmada Afgooye oo goor dhaweyd rag hubey-san ay toogasho ku dileen.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
21,
08 Ilaa 2-qof
oo rayid ah ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka Suuqa Xoolaha ee
Degmada Huriwaa.
Riix |
 |
New York
Feb 20,
08
Fadeexad Soo Food saartay Musharaxa Xisbiga Jamhuu-riga ee Dalka Mareekanka
San. John McCain
Rii |
 |
Boston Feb
20,
08 'Barbaarinta Caruurta'
Waa darsi diini ah oo uu noo bilaabay Sheekha magaalada
Boston Sh. Muuse Ashcari.
Dhagayso |
 |
Zimbabwe Feb
20,
08
Dad Soomaali ah oo lagu xidhxidhay Wadanka Zimbabwe.
Riix |
 |
Bosaaso Feb
20,08
Musharaxa u tartamaya Madaxtinimada Puntland ayaa xalay xaflad ku qab-tay M/Bosaaso
(Daawo Sawirada)
Riix |
 |
Baledweyne Feb
20,08
Askari Itoobiyaan ah oo maanta lagu
dilay bartamaha Magaalada Baydhabo.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
20,
08 Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlo
baaritaan ah ka fuli-yay guriga Xildhibaan Cismaan Caato
Riix |
 |
Cabud-waq Feb
20,08
Labo nin oo
walaalo ah oo xalay lagu dilay degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud.
Riix |
 |
Muqdisho Feb
20,
08
Ganacsigii Suuqa Bakaa-raha oo maanta dib u furmay iyo xaalado cabsi ah oo ka
jirta halkaas.
Riix |
 |
Baledweyne Feb
20,08
Dagaal xoogan
oo qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ku dhexmaray kooxo hubeysan iyo Ciidamada
Itoobiya.
Riix |
 |
Baydhabo Feb
20,08
Kusimihii
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo wasaarada arimaha gudaha Dowladda Kmg ay
xilkii ka qaaday
Riix |
|
Hargaysa Feb
19,08
Kusimihii
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo wasaarada arimaha gudaha Dowladda Kmg ay
xilkii ka qaaday
Riix |
|
Brazzaville Feb
19, 08
AFRICA: First
Ladies fight for peace
Riix |
|
Jalalaqsi Feb
13,08
Ciidamada
amaanka degmada Jalalaqsi oo howlgal ay sameeyeen ku soo
qabqabtay 5-nin oo burcad ah.
Riix |
|
Johannesburg Feb
13,08
AFRICA: New
round in the GM crop debate.
Riix |
|
Afgooye
Feb 12,
08
Ciidamada
Itoobiya oo degmada Afgooye ku dilay askari ka tirsan
ciidamada Dowladda.
Riix |
|
Baladwayne
Feb 11,
08
Ciidamada
maamulka gobolka Hiiraan oo howlgalo amaanka lagu sugayo ka
bilaabay magaalada Baledweyne
Riix |
|
Muqdisho
Feb 10,
08
Ciidamada
dowladda federaalka ayaa saakay howlo baaritaano ah waxa ay
ka wadaan qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.
Riix |
|
London
Feb 10,
08
Aqoonyahanada
iyo waxgaradka Jaaliyada London ee Puntland ayaa Caawa Shir
layeeshay mid ka mida Musharixiinta Madaxwayne nimada
Dawlada Goboleedka Puntland Dr Aadan Maxamed Ciise
Riix |
|
Muqdisho
Feb 09,
08
13-qof oo ahaa
dad rakaab ah ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay
deegaanka Cadale oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe.
Riix |
|
Boosaaso
Feb 09,
08
Booliska
Puntland oo dad u soo qabqabtay qaraxyadii ka dhacay
magaalada Bosaaso.
Riix |
|
Johannesburg
Feb 08,
08
Banaanbax
weyn oo looga cabanayay Dhibaatada Booliska ku hayo
Qaxootiga ku nool Dalka Koonfur Africa oo ka dhacey
Magaalada Cape town.
Riix |
|
Nairobi
Feb 08,
08
AFRICA INSIGHT:
"No country deserves to go the Somalia way".
Riix |
 |
Edmonton
Feb 07,
08
Siminaar lagu xusayay isbuuca
horumarinta aduunka oo lagu qabtay Edmonton, Alberta Canada.
Riix |
 |
Italy
Feb 07,
08
Xukuumadda dalka Talyaaniga ayaa
sheegtay in ay maraakib dagaal iyo ciidamo ay u soo direyso xeebaha dalka
Soomaaliya
Riix |
 |
Muqdisho
Feb 07,
08
Tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay mad-aafiic haboow ah
xaafado ku yaala M/Muqdisho ayaa sii Kordhaysa.
Riix |
 |
Johannesburg
Feb 07,
08
Xawaaladaha Soomaalida ee ku yaala Dalkan Koonfur Africa oo ay ka Cabanayaan
Kumanaan Kun oo Soomaali ah.
Riix |
 |
Yaqbariweyne
Feb 07,
08
2-ka mid ah Askarta DF aya ku dhintay weerar kooxo hubeysan ku qaadeen goob
fariisin u ahayd Deegaanka Yaaqbariweyne.
Riix |
 |
Gaalkacyo
Feb 07,
08
Kooxo ku hubeysan baasto-olado ayaa xalay Wiil iyo Aabihiis ku Dhaawacay
dhinaca Koonfureed ee M/Gaalkacayo.
Riix |
 |
Bosaaso
Feb 06,
08
Kooxda Al-Shabaab oo Sheegatay qaraxyadii
xalay lala beegsaday dad rayid ahaa Magaalada Bosaaso.
Riix |
 |
Bosaaso
Feb 06,
08
Daawo Sawiradii Goo-btii uu Qaraxu xalay Gil-Gilay
Magaalada Bosaaso.
Riix |
 |
Muqdisho
Feb 06,
08
Mid ka mid ah Mas'uuliyinta Degmada Dharkeynleey
ayaa kooxo hubeysan ku dileen garoonka Dhama Yaasiin cartan.
Riix |
 |
Muqdisho
Feb 06,
08
Maxamed Dheere" Ma garanayo Sababta loo dilayo Haweenka, waa
arin ubaahan in la fiirsanin.
Riix |
 |
Baledweyne
Feb 06,
08
Yuusuf Dabageed " Shaqade-ena uma hakineyno dilalka lagu hayo
madaxda Gobolka Hiiraan.
Riix |
 |
Afgooye
Feb 06,
08
Kooxo hubeysan oo
xalay nin da' ah ku dilay Xaafada Xaawo Taako ee Degmada Afgooye
Riix |
 |
Boosaso
Feb 06,
08
In ku dhaw 20 qof oo ku Dhimatay Labadii qarax ee ka dhacay Magaalada
Boosaaso.
Riix
|
 |
Hargaysa
Feb 06,
08
WADAADKA MAYD LA DIR-IRKA AH MA LA WAAYEY
MID U QALMA? Riix |
|
Kismayo
Feb 02,
08
8-qof oo ku
dhaawacmay shil baabuur oo xalay ka dhacay bartamaha
magaalada Kismaayo.
Riix |
|
Baladwayne
Feb 05,
08
3-Caruur ah oo
nafaqodarro ugu geeriyootay xeryo ku yaala magaalada
Baledweyne ee gobolka Hiiraan. Riix |
|
Muqdisho
Feb 04,
08
Ciidamada
Dowladda Federaalka oo maalintii labaad xirtay isgoyska
Howl-wadaag ee Magaalada Muqdisho.
Riix |
|
Adis Ababa
Feb 02,
08
AU urges more
troops for Somalia mission
Riix |
|
Adis Ababa
Feb 02,
08
AU summit
successful in reflecting constructive ideas to re-stabilize
Somalia: Somali PM
Riix |
|
Muqdisho
Feb 02,
08
Ciidamada
dowladda ayaa saakay howlo baaritaano ah ka wad degmada
Hodan ee magaalada Muqdisho.
Riix |
|
Qaahira
Feb 02,
08
2
Xubnood
oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo xubin joogta ah ka
noqday Baarlamaanka Islaamka.
Riix |