 |
Widhwidh
Jan 31,08
Waxaa shabakada Ceegaag Online Tacsi u dirasaa Hassan Yeey
oo ka mida bahda Ceegaag geerida Xaqa ah ee ku timid qoyskooda, oo Aabohood
ku geeryooday Widhwidh. Riix |
 |
Addis Ababa
Jan 31,08
Jendayi Frezer "Xukuuma-dda Nuur Cadde Talaabo-oyin muhiim ah ayay qaaday
waana in la taageeraa".
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 31,08
Ciidamada dowlada iyo kooxo hubeysan ayaa saakay
dagaal uu ku dhexmaray qeybo ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada
Muqdisho.
Riix |
 |
Baydhabo
Jan 31,08
Wasaaradda Arimaha gudaha Dowladda KMG oo ku
howlan maamul u sameynta Gobolka Bay.
Riix |
 |
Qaahira
Jan 31,08
Caamir Muusa oo dalalka carabta ugu baaqay in ay
gurmad gaarsiiyaan shacabka Soomaaliyeed.
Riix |
 |
Addis Ababa
Jan 31,08
Shirka ururka midowga Afrika ayaa maanta ka
furmaya magaalada Adis-ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo ajandayaasha shirkaas
looga hadlayo ay ku jirto xaaladda dalka Somalia.
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 31, 08
Ciidamada Nabad ilaalinta Wadanka Burundi oo saaka dagay Jaamacadii
Umada ee Magaalada Muqdisho.
Riix |
 |
Boston
Jan 30, 08
Dood cilmiyeed lagaga Hadlayo Manhajka wax-barashada
ee Soomaali-ya gaar ahaan kan maamulka Somaliland
Dhagaysi Wanaagsan Riix |
 |
Muqdisho
Jan 30, 08
Waddooyin Muhiim ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho oo saaka dib u furmay.
Riix
|
 |
Johannesburg
Jan 29, 08
Sheekh Mustafe Xaaji Ismail Haruun oo
dalka Koonfur Afrika ka bilaawey ololo wacyigaliin ah Riix |
 |
Kismaayo
Jan 29, 08
Banaanbax looga horjeedo dilkii shalay loo geystay labo ka mid ah
Shaqaalihii Hay'adda MSF Holland ayaa maanta ka dhacay M/Kismaayo.
Riix
|
 |
Leego Jan 29, 08
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaakla oo ku dagaalamay deegaanka
Leego ee Gobolka Shabee-llaha Hoose.
Riix
|
 |
Baledweyne
Jan 29, 08
Dagaal
xoogan oo goor dhaweyd ka qarxay Faaf-gumarre oo qiyaaskii 10KM dhanka Bari
kaga beegan Magaalada Beledweyne ee G/Hiiraan.
Riix |
 |
Baydhabo
Jan 29, 08
Ciidamada Booliska Magaa-lada Baydhabo oo
xabsiga dhigay laba nin oo looga shakisan yahay in ay ka dambeeyaan dilalka
ka dhaca Baydhabo Riix |
 |
New York
Jan 29, 08
Xoghayaha Guud ee QM oo ugu baaqay DF inay ilaaliso Ammaanka
Shaqaalaha Hay'addaha Samafalka ee Somalia ka
howlgala.
Riix
|
 |
Muqdisho
Jan 29, 08
Dhaawacyada in ka badan 40-qof oo
rayid ah ayaa Saa-cadihii ugu Dambeeyay la dhigay Isbitaalka Keysaney ee
M/Muqdisho.
Riix |
 |
Somalia
Jan 29, 08
Xanuunka Sonkoriga (Diabetes) oo si Xowli ah ugu
fidaya Aduunka.
Riix |
 |
Puntland
Jan 28, 08
Xaalada Bada ee Qoxootiga u badan Soomaalida ee
u Baqoola Yaman sii maraan Daawoshao wacan
|
 |
Kismaayo
Jan 28, 08
Qarax ka dhacay Magaala-da Kismaayo oo ay ku dhinteen Saraakiil ka tirsanaa
Hay'adda
MSF Spain.
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 28, 08
Dibad baxyo lagu taageera-yo sii
deyntii Axmed Diiriye oo maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo
Cadaado.
Riix |
 |
Melbourne
Jan 28, 08
Xarunta Cilmi Baarista iyo wada tashiga ee CRD oo shir uqabatay Soomaalida
ku dhaqan Dalka Australia.
Riix |
 |
Buurhakaba
Jan 28, 08
Waraaqo Digniin ah oo lagu daadiyey gudaha Degmada Buurhakaba.
Riix |
 |
Virginia
Jan 27,
08
Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed
Khaawi Hawada u soo marinayo
dadwaynaha ku
dhaqan Gobolada SSC Dhagaysi wanaagsan Riix |
 |
Eyl Jan
27, 08
Kooxo dabley ah oo Markab Kaluumeysi ku afduubtay Xeebaha Maamul Goboleedka
Puntland.
Riix
|
 |
G/hiiraan
Jan 27, 08
Ciidamada Itoobiya ee Fariisinka ku lahaa deegaan ka Jante-kundishe ayaa
gabi ahaanba halkaasi isaga Huleelay.
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 27, 08
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku guuleystay in uu Xabsiga kasii daayo Xubno
katirsan Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 27, 08
Weerar Mudo socday oo xalay lagu qaaday fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku
lee yihiin Degmada Afgooye Riix |
 |
S.Carolina
Jan 27, 08
Senator Barack Obama oo ku Guuleystay Is Reeb-reebka
Codbixinta Gobolka South Carolina.
Riix |
 |
Muqdisho
Jan 26, 08
Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada
Muqdi-sho oo qarax lala beegsa-day.
Riix |
 |
G/hiiraan
Jan 26, 08
Kooxo hubeysan ayaa hal qof o rayid ah dilay
tiro kalena dhaawacamay markii ay tacshiirad huwiyeen gaari rakaab ah oo
marayey deegaanka Maroodiley oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Riix |
 |
Muqdisho
Jan 26, 08
Labo qof oo mid uu yahay askari ka tirsan
ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay magaalada
Muqdisho. Riix
|
 |
Baydhabo
Jan 26, 08
Wefdi ka socda Baarlama-anka Soomaaliya oo maanta uduulay Magaalada Qaahira
ee Dalka Masar. Riix |
 |
London Jan
26, 08
Madaxweyne C//laahi Yusuf oo sheegay in uu si dag-dag ah ugu laaban doono
Maga-lada Muqdisho.
Riix
|
 |
Somalia Jan
25, 08
Xukuumada Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo
Aqbashay in ay Mabda' ahaan wada-hadlaan Xubnaha Mucaarad-ka.
Riix |
 |
Balidoogle Jan
25,
08
Dagaal Culus oo saaka ka dhacay Garoonka Bali-Doogle ee Degmada Walan-Weyn.
Riix
|
 |
Johanesburg
Jan 25, 08
Dowladda Koonfur Africa oo qab-qabatay dad u kala dhashay Wadamada
Bangla-desh, Somalia iyo Pakistan
Riix |