shebekada wararka ee ceegaag waxay idiin soo warinasaa  wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Warar maqal ah

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA

     

Alldarwiish

Radio Buuhoodle

4somaliwomen
Afnugaal
Africa newspaper
Aljazeera
Allmudug.com
Allpuntland
Allsanaag
Aminarts
Banadir City
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
Buuhoodlemedia
Buuloburde
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dhahar
Gedonet
Garowe online
Hawdiyonugal.com
Hiiraan
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Idamaale.com
 Jidbaale
Kalabaydh.com
Laasadaar
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Qaadisiya
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Realnugaal
Riinji.com
Somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Togdheernews.com
Waagacusub.com
Wabishabeele
WardheerNew
Widhwidh.com

Xamar Shop

Xargaga.com
Xuddun news
 
 

Warar Qoraal u Badan


 

Boston Mar 31 07 Garaadka guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo tacsi u diraya reer Warfaa Cumar Riix

Kismaanyo Mar 31 07 Odoyaasha iyo waxgaradka beesha Mareexaan oo ugu baaqay xabad joojin ku aadan dagaalada Muqdisho Riix

Columbus Mar 30 07  Ururka SAUC oo Soo Agaasimay Shirka Nabada iyo Dib U-Heshiinta Soomaalida oo ka dhici doona Columbus Ohio  

London Mar 29 07     Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay London (Sawiro)  Riix

Columbus Mar 29 07  Somali Diaspora will hold a night of celebration for the purpose of Piece and Reconciliation sponso-red by Somali American United Council Of Ohio.Riix

Boston Mar 28 07  Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Xaaji Muxumed Warfaa Cumar oo ku Geeryooday Boosaaso Riix

Muqdisho Mar 28 07  Kulayadii Hore ee Jaala Siyaad oo ay soo dageen Ciidamo Ethiopian ah  Riix

London Mar 27 07  Kooxo Khubaro Frances ah oo ka horyimid fikirka midaysan ee abuurka khalqiga. Riix

Nairobi Mar 27 07 Wareysi lala yeeshay Cayaar-yahan Muxiyadiin Cambar Khamiis Riix

Washington Mar 27 07 Amb. Laqanyo: “the TFG has a program and we are going forward with it” Riix

Nairobi Mar 26 07        Madaxda sar-sare ee dawlada Somaliya oo qaabilay Wafdi reer Minnesota ah Riix

Jigjiga Mar 26 07        Heshiis lagu afjaray colaadii Dar-oor oo ka dhacay JigjigaRiix

Ilaahbaa mahadleh    Bishaaro: waxaa ku soo biiray shabakada Ceegaag Online wariye Cusub oo Kasoo warami Doona Dalkii Hooyo Siiba Magaalooyinka Ceerigaabo, Burco Iyo  Hargaysa 

Muqdisho Mar 25 07        Barakac aad u baahsan ayaa saa-kay ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho Riix

Ohio Mar 24 07    Cabdikarim Faarax Laqanyo, Danjiraha ufadhiya African Union & itoobiya dalka Soomaaliya oo booqasho kumaraya Dalka mareeykanka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Ohio Riix

Muqdisho Mar 23 07 Diyaaran u ijaarnayd AU oo Mu-qdisho lagu soo riday Riix

Codsi

Muqdisho Mar 22 07 Raadin Xaqiiqada Magacyada dhalinyaradan Riix

Masjid Jaamaca Ceegaag oo lafurayo Maanta

Adis Ababa Mar 21 07 Golaha Amaan ee AU da oo gargaar ka codsaday xiriirka caalamiga howlgaladooda wadanka Somalia.Riix

Muqdisho Mar 20 07 Shalay ilaa xalay ciidamada Uganda oo hub iyo qalab  kala  degaya Dekedda Muqdisho.Riix

Kismaanyo Mar 20 07 Beesha Hayaag ee ku dhaqan Gobolka J/Hoose oo doortay Nabadoon Cusub.Riix

Laascaanood Mar 19 07 Hambalyo, Wiil iyo Caano Garaad Jaamac oo wiil ugu dhashay Laascaanood Riix

Qardho March 19 07  Boqor C/laahi Boqor Muse oo loo doortay Jagadii Boqornimada Beesha Daarood ee uu baneeyay Allah ha u naxariistee Boqor Ma-xamuud Boqor MuuseRiix

Boosaaso March 19 07  Indho fiiqid laga hir galiyay Boosaaso  Riix

Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min

Dubai March 18 07        Laba Gabdhood Oo Walaalo Ah Oo Guul Usoo Hoyay Dalkooda Hooyo Soomaaliya. Riix

Muqdisho Mar 18 07   Hadalka wasiirka arimaha gudaha Gacma Dheere ee ku aadan habka ay maxkamadaha islaamigu uga soo qayb galayaan shirka dibu heshiisiinta waa mid lid ku ah shirka qudhiisa!! Riix

USA March 17 07        Communiqué: FINDING A WAY OUT OF THE CURRENT SOMALI CRISIS - A NORTH AMERICAN SOMALI DIASPORA CONFERENCE Riix

USA Mar 16 07             The War on Chewing (Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?) Riix

Muqdisho Mar 16 07   Muqdisho oo ka nasatay qarax-yadii gumaadayay muwaadiniin-teeda intii uu joogay Seyoum Mesfin Wasiirka Arrimaha Diba-da dalka Ethiopia!!! Riix

Afgooye Mar 16 07   Qarax ka dhacay AfgooyeRiix

Boosaaso Mar 15 07   Warbixin ku saabsan Kulankii Tayaynta waxbarashada Reer Buraan ee lagu qabtay Boosaso  Riix

Muqdisho Mar 15 07   Qorshaha Shirwayna Dib Uhe-shiisiineed ee magaalada Muqdisho Riix

Muqdisho Mar 15 07   Madaxwaynaha Ghana  John  Kufuor oo shaaca ka qaaday inuu u hiiliyo Soomaaliya oo uu ciida-madiisa ku xoojiyo nabadayn-teeda  Riix

Muqdisho Mar 14 07   Aqalka madaxtooyada Soomaa-liya oo la weeraray Riix

Muqdisho Mar 13 07   Amaanka Muqdisho oo soo sha-bahaya kan Baqdaad Riix

Bishaaro  Waxaan shabakada ku soo biiray wariye Afrax Gacal Xasan oo kasoo warami doona Koonfurta Soomaaliya

Baydhabo Mar 13 07   Madaxwayne C/laahi Y. Axmed oo si rasmi ah ugu guuray Aqalkaka Madaxtooyada Soomaaliya Riix

Baydhabo Mar 12 07   Baarlamaanka ku meel gaadhka ah oo u codeeyay in haayadaha dawlada oo dhami u wareegaan Muqdisho!!!! Riix

Columbus Mar 11 07   Jaaliyada dibada ee Waqooyiga Ameerika oo ka wada hadlay xal u helidda dhibaatada ka taagan Soomaaliya  Riix

Badhan Mar 11 07   Jidka Higlaaley ee Isku xidha Gebi iyo Oogo Ee G/Sanaag oo guulo laga gaadhey Riix

Buuhoodle Mar 10 07  Golaha dagaanka iyo dawlada hoose ee Buuhoodle oo ka shaq-aynaya siday wadooyinka Buuh-oodle ufurilahaayeen Riix

Boosaaso Mar 09 07  Dilalka aargoosiga ku salaysan ee ka dhacaya Puntland waa calaa-mad muujinasa maamul la'aanta ku habsatay goboladan. Riix

Buhoodle Mar 08 07  Xuskii 8 march oo siwayn maanta looga dabaal degey Buuhoodle Riix 

Muqdisho Mar 07 07  Majmaca Culimaa'ud-diinka Soomaaliyeed oo ka digay dhul boob lagu hayo masjidka isbahaysiga islaamka Riix 

Muqdisho Mar 06 07  Guul-wayn oo usoo hoyatay Soomaaliya kadib markii  Ciidamadii nabad ilaalinta ee dalka Uganda oo ka soo degeen garoonka magaalada Muqdisho. (Doowo Sawiradii) Riix 

DJabuuti Mar 06 07  “Gobolka geeska afriki maaha mid xasiloon xitaa hadii laga adkaaday Maxaakiimtii Somalia” Ismaciil Cumar Geele Riix 

Buuhoodle Mar 05 07  Dab khasaare geystay oo ka kacay meelo kamida Buuhoodle  Riix

Bayaan- Golaha Badbaabinta Gobolada Sool, Sanaag Iyo Cayn

San Jose  Mar 05 07       Is xusuusin iyo codsi ka yimid gudoomiyaha gudiyada jaaliyada SSC ee Waqooyiga Ameerika Xiis Xirsi DucaaleRiix

Ceegaag  Mar 04 07        Koox Yuhuuda oo tagay xeryaha qaxootiga ee Ifo iyo Dhadhaab oo aan lagaranayn sababta dhabta ah ee ay wakhtigan u bilabeen caawinta muslimiinta!!!Riix

Ceegaag Mar 03 07 Amiirka Dalka Kuweyt Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah ayaa maanta Qasrigiisa (Bayan Palace)si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxwe-ynaha dalka SomaliaRiix

Ceegaag Mar 02 07 Ururka bisha cas ee Soomaaliya oo tababar kaladuwan uga furay Jaaliyada reer Ceegaag magaalda xarunta SSC ee Laascaanood. Riix

Ceegaag Mar 02 07 Haayada daryeelka caruurta aduunka UNICEF oo deeq waxbarasho ah soo gaadh siisay Ceegaag Riix

Vienna Mar 02 07 Hay’ada xuquuqda Aasaaska ee Midowga Europe oo laga dhawaaqay Vienna.Riix

Garoowe Mar 01 07 Cambaarayn aad u kulul oo ay dusha uga tuureen  Falkii Waxas-hnimo ee Ka Dhacay Garoowe Golaha Siyaasadda iyo Maa-mulka SCHS Riix

Wararkii Hore

Feb 2007

Jan 2007

2006

 

Qoraalada

Quursi iyo Takoor Qarnigii wuu Dhacay
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?        
Dowladu Dhaqaalle,   Yurubna Shuruudo,    Americana Duqeeyn  
Yaa Gablami Yaase Good Dili                
Gabay

Qabrigood Dun        Soomaalidii            

          Maanso          Damiirlaawayaashii
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               


Ceegaag TV

  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

 

 

 

 

Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Wararkii Caalamka 

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin MS

 Caawi Masaajidga Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

 

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media