Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

SCERDO

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle

Madaxwayne Maxmed  Siyaad Bare

Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allhawd
Algaracad
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allkhayraad
Allkisima News
Allsanaag
Altaqwaa.com
AminArts
Andalus News
Awdel News
Baadiyenews
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Cagaare
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dankahadal
Deegaan News
Daily Somalia
Dankahadal
Dhahar
Dharkayn Geenyo
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Gagaale Construc-tion Company
Golkhatumo
Gedonet
Hadaaftimo
Hawdiyonugal.com
Hiiraan
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
Int News Papers
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Juurile
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Qardho Media
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Raysmedia
SCERDO
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalilinks
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)

USA

WardheerNew
Widhwidh

Xaar-Xaar

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xogsheeg
Xuddun news
 
 

 Warar Soomaali ku Qoran

Dhismaha Iskuulka Ceegaag

Si aad uga qaybqaadato mashruuca halkan riix

Muqdisho Nov 30, 09 Wariyaasha Ajaanibtaa ee dhowaan lasiidaayay madax furasha lagadhiibay saamayn intee la eg ayaykuyeelakartaa wariyaasha Soomaalida Dhagayso
Laascanod Nov 30, 09 Hambalyo Meherka Cumar Xasan Bootaan iyo Huda Cabdi Cawad oo ka dhacay Magalada Laascaanod. Sii Akhri
B/wayne Nov 29, 09 Nabadoonada gobolka hiiraan oo sheegay in ay la dagaala-midoonaan maamulka xisbul islaam ee gacanta ku haaye magaalada B/wayne. nabado-on Dacar Xirsi Xooshow ayaa arintaasi ka waramay Dhagays
Dh/mareeb Nov 29, 09 afayeenka maamulka ahlusu-na waljamaaca ee ka arimiya Gobolada dhexe sh/c/laahi sh /c/rixmaan al qadi oo ka ha-dlay dad dhowaan lagu dilay dh/mareeb iyo hishiis la dhexdhigay beelo ku dagaala-may galgaduud Dhagayso
Bosaso Nov 29, 09 Maalmihi ugu Dambeeyay Waxaa laga Dayrinayay Ama-anka Magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Punt-land, Hadaba waxaanu wara-ysi la yeelanay Taliyaha Bilii-ska Gobolka Bari Gashaanle Cismaan Xasan Cawke Dhagayso
Kismaayo, Nov 28, 09 Amiirka Al Shabaab  Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr ayaa Canjal maqal ah oo uu soo duubay la soo gaarsiiyay Saxaafada Muqdisho   ayaa kaga hadlay xaalada  dalka Soomaliya isagoona ham-balyo munaasabada ciida Adxada u diray shacabka Soomaliyeed Dhagayso
Qardho, Nov 28, 09 Gudoomiyaha Cusub ee G/karkaar oo xilka La ware-egay (Sawiro). Sii Akhriso
Soomaliya, Nov 28, 09 Fursad Shaqaalayn oo kaban-aan magaalooyinka Laascaa-nood iyo Burco Sii Akhriso
Qardho, Nov 28, 09   Maamulka shabakada Ceegaag Online oo u mahadcalinaya wariye Cabdirashiid Maxamed Daahir Sii Akhriso
St. Paul, Nov 28, 09   Saxaafada wadankan Mara-ykanka Qaarkeed oo durdaba bilaabay inay fidiyaan dacaa-yodo raqiisa oo wax loogu dh-imayo Jaaliyada Soomaalida reer Maraykan.Sii Akhriso
Garoowe Nov 27, 09   Salaada Ciidul Adxaa oo laga Tukaday Goboladda Puntland. Sii Akhriso
Ceegaag Nov 27, 09   Ciid Wanaagsan Ciid Mubaarak Dhamaantiin Kulu Caam Wa antum Bikhayr. Sii Akhriso
G. Maine Nov 25, 09        Oday Soomaaliyeed oo lagu weerar midi magaalada AUBU-RN, ee gobolka MaineSii Akhri
Hargeysa Nov 25, 09        Qoyska Reer Geedeeye oo Tacsi u diraya Eheladii ay ka geeriyootay Asha C/laahi Obsiiye Sii Akhri
Boston Nov 23, 09        Dr. Xuseen C/laahi Bulha-an oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladiisa Boston. Dhagayso, Daawo siina Akhri
Muqdisho Nov 23, 09     Xasan Daahir oo ka hadley dagaaladii ka dhacay Jubooyinka, Ceel Macaan & Airport-ga Ciziley  Dhageyso
Muqdisho Nov 22, 09     Ciidamada AMISOM oo Saldhig kasamaystay  Isbataal Digfeer Maanta Dhagayso
G.Mudug Nov 22, 09   Maxamed Axmed Caalim oo uga digay reer Galmudug inay ka digtoonaadaan waxa fashili-naya maamulkiisa Dhagayso
Muqdisho Nov 22, 09   Faalo ku aadan qilaafka u dhexeeya dowlada kmgka, Puntland. iyo maamul Ahlu suna Dhagayso
Muqdisho Nov 22, 09     afayeenka ciidamada Daraa-wiishta c/risaaq qaylow oo ka war bixiyay horumarka iyo wax-qabadka dawlada. Dhagayso
Kiiniya Nov 21, 09     Dadka dalkooda uga digo rogtay Xeryaha qaxootiga ee kiiniya oo ay lasoo daristay dhibaato baahsan Sii Akhri
Muqdisho Nov 20, 09     Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Sha-riif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaa-lada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada amaan dalka Sooma-aliya  iyo mida siyaasadeed ee Dowlada KMG ah Dhagayso
Boston Nov 19, 09          Baaq  ay soo saareen Jaaliya-daha Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, Unit-ed States of AmericaSii akhri
Muqdisho Nov 18, 09   Afhayeenka Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo maanta sheegay in 5ta Bisha Decemb-er uu furmidoono kalfadhigii Baarlama-nka ka dib sharjaraa,id uu maanta ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Maagaalada Muqdisho Dhagayso
Boston Nov 17, 09   Casho sharaf lagusii sagoo-tinayo Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho Geelle oo lagu qabtay hayga Shamhaad Xalwo        Sii akhri daawona sawira.
Boston Nov 16, 09      Urur adeegihii 4aad ee ay leeyihiin Jaaliyada Soom-aaliyeed ee reer Boston o-o lagaga dhawaaqay Bos-ton Sabtidii Nov 14, 2009ka Dhagayso daawona sawira.
Boston Nov 16, 09   Gabogabadii iyo Su'aalihii aad u dardarnaa oo la' wa-ydiiyay wasiirka Haweenka iyo Qoyska ee maamulka Puntland Dhagayso
Muqdisho Nov 16, 09      Wasiirul Dowlaha Madaxtooyada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Xasan MaCalim Maxamud oo maanta ka hadalay Xaflad  lagu soo bandhigay dhalinyaro ka goosatay Ururka Xizbul Islaam oo ku biirtay Dowlada Soomaliya   Dhagayso
Marka Nov 15, 09            Al shabaab oo ku eedeeyay hay,adaha in ay ka soohorjeedaan beeralayda somaliyeed Dhagayso
Muqdisho Nov 15, 09      Warbixin ku saabsan Hagaa-nka cusub ee gobalka banaadir oo uu noo diyaariyay wariyaha shabakada ee Muqdisho wariye Kaafi sheekh Abu.. Dhagayso
Muqdisho Nov 15, 09      xildhibaanada ka soojeeda hiiraan ayaa dhaliilay maamulka gobolkaas ee hoos taga xisbul islaam, xidhibaan xuseen xaaji gaagaale ayaa ka hadlay arintaas   Dhagayso
Boston Nov 14, 09      Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho Geelle oo qudbad dheer u jeedisay reer Boston Dhagayso
Muqdisho Nov 14, 09   La taliyaha  dhinaca  dhinaca Warfafinta  Ra,iizul wazaaraha Soo-maaliya  Cabdi Xaji Goob Doon  oo maanta ka warbixiyey kulan golaha Waziirada Dowlda KMG ah ee Soo-maaliya ay ku yesheen magaalada Muqdisho  islamarkaana  ku an saxiyey miisa-aniya  dowalda ee 2010 Dhagayso 
Boston Nov 14, 09      Gabdhaha reer Puntland ee ku dhaqan carigan Maraykanka siiba Magaalada Boston oo si diiran u soo dhaweeyay Wasiir-ka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho Geelle Sii Akhri  & Dhagaysana
Nayroobi Nov 13, 09      Madaxwyne faroole oo   shir jaraaid ku qabtay maagalada Nairobi ka dib kulan uu maanta magaalasi kula qaatay madax-weynaha Soomaaliya  Shariif Sheekh Axmed Dhagayso
Muqdisho Nov 13, 09      Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda KMG ee Soomaliya  oosheegay in ay la hadlayaan  ururka Xisbul Islaam Sii Akhri
Nairobi Nov 13, 09     Madaxweyne Shariif iyo Faroolaha Puntland oo ku kulmay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Sii Akhri
Garoowe Nov 10, 09     Wasiiro ka tirsan Puntland oo sii sagootiyay Arday deeq waxbarasho ka heshay Sudan Daawo Sawiro Sii Akhri
Istanbul  Nov 10, 09     Madaxweyne Shariif oo wadamada Islamka Taageero weydiistay + Sawiro  Sii Akhri
Carmo    Nov 09, 09     Kuliyadda Tababarka Carmo oo maanta tababar loogu soo gabagabeeyay Ciidamo ka tirsan DKMG ee Somalia Daawo Sawiro + Sii Akhri
Istanbul Nov 09, 09     Somalia oo ka qeybgashay shirweynaha Caalamiga ah ee COMCEC + Sawiro Sii Akhri.
Bosaaso Nov 08, 09     Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Puntland ayaa shaacisay in ay dhoofineyso 1 Million oo neef+ Sawiro Sii Akhri.
Garoowe Nov 07, 09     Wasaarada Caafimaadka ee Puntland oo la tacaaleysa la dagalanka Dumada Sii Akhri
Muqdisho Nov 06, 09     Gudoomiyaha Cusub ee magaalada Muqdisho oo balan ku maray ladagaalanka Saboolnimada Sii Akhri
Garoowe Nov 05, 09     Dood Cilmiyeed ku saabsan Nabadda oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garoowe + Sawiro Sii Akhri
Hargeysa Nov 04, 09     S/land oo yeelatay Guddi cusub oo hogaaminaya Doorashooyinka dhacaya Bisha soo socota Sii Akhri
Garoowe Nov 04, 09     Tababar ugu soo Xidhmay Suxufiyiinta Puntland Magaala-da Garoowe + Sawiro Sii Akhri 
Muqdisho Nov 03, 09     Barnaamij Gaara oo ku saab-san Saameynta ay Dagaalad-da ka socda Magaaladda Mu-qdisho ku yeesheen Ubadka yaryar,Sideese Tahay Xaalada Bani'aadanimo ee Caruurta wax bartaa (Dhagayso)
Guriceel  Nov 03, 09     Shabakadda Ceegaag Online oo Waraysi la yeelatay Axm-ed Maxamed Dhoore oo jira 112 Sano oo Gabadh ku aroo-stay Todobaadkaan Degmad-da Guriceel ee Gobolka Galguduud Hadaba Dhagaysi Haboon (Dhagayso)
Galkacayo  Nov 03, 09   Dagaal ooge Cabdi Xasan Ca-waale (Qeybdiid) oo Puntland soo gaaray.Sii Akhri
Lascanod  Nov 03, 09  Ciidamadda Amaanka ee Laa-scaanood oo xabsiga u taxaa-bay Shiikh Axmed Maxamed Suleymaan Sii Akhri
Hargaysa  Nov 03, 09     Jaamacadda Hargeysa oo lagu Kordhiyay Dhisme cusub oo lagu Baranayo Xalinta Khilaafaadka. Sii Akhri
Garoowe  Nov 02, 09     Diyaarad lagu Afduubay Hawadda Sare ee Puntland Sii Akhri
Bosasao Nov 02, 09     C/laahi Xasan cali oo ka mid ahaa Ragii Puntland haysay ee Beesha absame ka soo je-eday oo ku dhintay Maanta Xabsi ku yaala Bos.Sii Akhri
Dhadhab Nov 01, 09   Ururka Dhalinyarada SSC ee Dhadhaab oo doortay Gudoomiye, Kuxigeen & Xubno kale Sii Akhri
Bosaaso Nov 01, 09   Puntland oo qiratay in ay Ethiopia u dhiibtay Muwaadiniin kasoo jeeda Beesha Absame Sii Akhri
   

Wararkii Hore

Oct  09|Sep  09|Aug  09|Jul 09|Jun 09|May  09|Apr 09|Mar  09|Feb  09|Jan 09|2008|2007|2006

  Qoraalada

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan
Ceegaag June 26, 09  Magaalada Ceegaag oo laga furay iskuulkii labaad mudo ka yar labo bilood sii akhriso
Go.Sool June 24, 09 Aqoonyahan Axmed Cabdi Casiis Warsame oo aanu ka waraysanay arimaha cakir-an ee ku soo siyaaday bee-sha Jaamac siyaad(Dhulbh-ante) amaba guud ahaan gobolka SoolDhagayso
Ceegaag May 09, 09  Duqa magaalada Ceeg-aag oo xadhiga ka jaray dugsiga Hoose Dhexe ee Ceegaag  sii akhriso
Hargaysa Apr 26, 2009 Waraysi dhinacyo badan ta-abanaya oo aanu la yeelan-ay duqa magaalada Laasca-anood Axmed Aw'daahir X.xasan Dhagayso
Somalia May 02 09 Dowlada Ould Abdalah maba ay dareemin darenka kacsan iyo cadhada Shacabka Somaliyeed inta ay le'egtahay!!Riix
Kooyaame Mar 07 09 Qurbo joogta reer Waamo ee asal ahaan ka soo jeeda SSC oo dhisme magaalo cusub ka bilaabay Kooyaa-me KundeeqaRiix
Ceegaag Jan 23, 09  Qaar kamida Qurba joodta reer Ceegaag oo dhismaha iskuulkii 2aad ka bilaabay CeegaagRiix

Waraysigii Sh.Maxamed Axmed Kaahin ee Ribada iyo Hargaysa. waxaana id-iin soo gudbinaya Madaxa Shabakada ee Somaliland Aadan C/lahi  dhagayso

Somalida Oct 13, 08 Qabiilka Soomaalidu u taqaan Yibraha nasa-bkoodaRiix
Muqdisho Sept 23 , 08 Muqdisho ma Caasimad Qaranbaa mise waa mid Qabiil!!!!    Riix
U.A.E Aug 30 , 08 Xikmada Soomka Bisha Ramadaan ee BarakeysanRiix
U.A.E Aug 30 , 08 Ramadaan Kariim - Cuntadaadu waa Dawadaada. Akhri
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
Edmonton July 02 , 08 Xafladii dabbaaldega 26 June iyo israaca 1-da Luuliyo oo Riix
N. America June 28 , 08 Gabygii Halxidhaale iyo jawaabtiisii, Gabaygan wuxuu ka hadlayaa Col-aada Ugubka ah ee u dhexeesa  Jilibada Hay-aag iyo Hagar oo kaso-owada jeeda Beesha DhulbahanteRii
Hargeysa June 04 , 08 Maxaad ka taqaanaa MachadkaQu'raan Xafidka ee Daar al xikma ee magaalada HargaysaRiix
Hargeysa May 27 , 08 Saxaafada Soomaaliyeed Cidna uma maqna ceelna uma Qodna Riix
Asmara May 23, 08 Burbur ku yimid Isbaheysigii Asmara    Riix
U.A.E  May  18,  08 Midhaha Balaayga iyo Faa'iidooyinkooda Riix
Boston May 03,  08 Kororso Aqoontaada $20-ka Dollar iyo Dhacdadii 9/11    Riix
Boston Apr 27,  08 Taariikh La Yaab leh  (History Mystery) Maxay kasinaayeen Madaxwey-neyaashii Lincoln iyo J.F.  Keneddy. Riix
Hargaysa, April 08 Fu'aad Aadan Cade oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taab-anaya siiyaay Shaba-kadan Dhag
Somalia Mar 28, 08 Waa Maxay Dhex-Dhexaadnimada Diintu?   Riix
Somalia Mar 23, 08 Ka Digtoonow Hurdada Ka Badan 9 Saacadood.   Riix
Somalia Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan. Riix
Somalia Mar 09, 08 Maxaad Ka Taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!!!  Riix
Somaliya Feb 13 08 Su'aal wayn oo aad u muhim ah
Boston Jan 30 08 Dood cilmiyeed lagaga hadlayo Manhajka waxb-arashada ee Soomaaliya gaar ahaan kan Maamulk Somaliland Riix
Verginia Jan 27 08 Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed Khaawi hawada u soo marinayo dadwaynaha SSC Riix

A call to end the escalating violence in Darwish rule area

Adaabta Salaada Ciida

GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

WAA MAXAY GUDNIIN?

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Goaanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

News in English

Ceegaag School Project

To make a donation click here

Boston  Nov 28, 09       Somali Terror Probe Extends To Mass Watch

Mecca  Nov 27, 09       Obama's grandmother in Mecca for 'Hajj' ceremo-ny Read more

New York  Nov 25, 09       AFP Somalia Journalist wins key press award Read

Haradhere Nov 21, 09     British kidnap couple make video plea Watch

Boston  Nov 20, 09       The First Ten Days of Dhu’l- Hijjah, the Most Special Season of Worship Read

England  Nov 19, 09     Somali teenagers Nura and Ilias live in London's East End but visit an authentic Somalian camp at Degmo in Wales Watch

Boston Nov 17, 09     Rising from the ashes of war       Read more

Boston Nov 16, 09     Somali Community & Cultural Association        Read more

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali Idaajaa

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

affiliate_link

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media