|
Djabuti Jun
28, 08
DJabuuti
oo
si
cuududi
ku
dheehantahay
ugu
dabaal
dagay
shalay
Maalinta
Xornimadooda
ee
27
June.
Riix |
|
Muqdisho Jun
28, 08
Xalku waxa uu kujiraa in la heshiisiiyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo
C/qaasim Salaad Xasan waxaa sidaas ku taliyay Jen. Galaal
Riix |
|
Jig-Jiga June
28, 08
Mas'uuliyiin Xilalkii ay hayeen laga xayuubiyay iyo
kuwo kale oo la magacaabay Riix |
|
Moscow June
28, 08
Dowladda Somalia ayaa ka codsatay Xukuumada Moscow
in ay ka qeyb qaataan soosaarista Macdanta iyo Shiidaalka Somalia
Riix |
|
Johannesburg Jun
28, 08
Qoys Noloshoodu ku bur burtay Mobile dartiis (waa
Qiso dhab ah oo ka dhacdey Dalka Koonfur Afrika.
Riix |
|
Xudur June
28, 08
Xoogaga Al-Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta Degmada Xudur ee G/ Bakool.
Riix |
|
Baledweyne Jun
28, 08
Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxay fariisinkii ay ku
lahaayeen halka loo yaqaano Jante Kundishe ee Gobolka Hiiraan
Riix |
|
Muqdisho Jun
27, 08
Jaamacada Arabta ayaa ku baaqdey in wax laga qabto
Xaalada Dalka Somalia.
Riix |
|
Boston June
26, 08
Subxaanoow waa mahadaa, 26 June oo si aada laaga soo dhaweeyay Gobolada New England ee wadankan Maraykanka.
Riix |
|
Ogaysiis
Xalfadihii
loogu
dabaalda-gayay 26
June
oo
kasoo
gaba-gaboobaya
Maray-kanka
iyo
Kanada
Ha
u
daymo
la
aan
Ceegaag |
|
Somalia June
26, 08
26
June 1960 Maalin ku weyn Umada Soomaliyed gaar ahan kuwa Gobolada
Waqooyi
Riix |
|
Nairobi June
26, 08
Soomaaliya
ayaa loo aqoonsadey Dalka ugu nabadgelyada Xun Caalamka
Riix |
|
Sh/dhexe Jun
26, 08
Hay'adda WFP ayaa raashin mucaawimo ah u qeybisay
dad Soomaliyed oo ku dhibaateysan qeybo ka mid ah Gobolka Sh.dhexe.
Riix |
|
Baydhabo Jun
25, 08
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia ayaa
codsaday in heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti la horkeeno Barlamanka
Riix |
|
Qaahira June
25, 08
C/qaasim Salaad Xasan oo gaaray magaalada Qaahira
dhaq dhaqaaq Siyaasadeedna ka bilabay halkaas (Daawo
Sawirada).
Riix |
|
Adis Ababa June
25, 08
Nigeria oo ku dhawaaqdey in ciidamo ay u direyso
Somalia si ay qeyb uga noqdaan Ciidamada Amisom.
Riix |
|
Laascano Jun
24,
08
Hooyo
Faadumo
Jabriil
Yuusuf
(ina
marayare)
oo
ku
geeryootay
xaru-nta
SSC
ee
Laascaan-ood.
Riix |
|
Stockholm Jun
24, 08
Ogayesiis Muhiim ah...
Mu'tamarkii Scandinavian- ka kiisii 16aad ee sanadkan 2008 oo ka
dhacaya Stockholm Sweden
Riix |
|
Muqdisho Jun
24, 08
Mid kamid ah Shaqsiyadki Fashiliyay maxkamadaha oo
hadana Fashilinaya Isbaheysiga Asmara
Riix |
|
Jig-Jiga June
24, 08
Qiimeyntii Qandaraaslaya-asha Deegaanka Soomaal-ida
Itoobiya oo wali socota iyo Shirkado Lagala noqdey Ruqsadii ganacsi
Riix |
|
U.A.E June
24 ,
08
Iska Ilaaliya Sharaabkan lagu iibiyo wadama
badan oo aynu ku nool nahay!!!!!
Riix |
|
G.Hiiraan Jun
23,
08
Mid ka mid ah saraakiisha Ciidanka Booliska ee
Gobolka Hiiraan ayaa iska casilay jagadii uu ka hayay mamulka gobolkas
Riix |
|
Baydhabo Jun
23, 08
5 qof ayaa ku geeriyootay Bam gacmeed xalay lagu
tuuray Shineemo ku taala Magaalada Baydhabo
Riix |
|
Muqdisho Jun
23, 08
Madaafiic lagu weeraray Garoonka diyaaradaha ee
Muqdisho iyo UNHCR oo dalbatay in shuruud la'aan lagu sii daayo Madaxii UN ee
Muqdisho
Riix |
|
Muqdisho Jun
23,
08
Ciidamada Dowladda ayaa howlgallo saaka ka sameeyay qeybo ka mid ah xaafadaha
Degmada Dharkeynley
Riix |
|
Somalia Jun
23,
08
Hogaamiye sare oo ka tirsan ururka Al-Qaeda ayaa ku
booriyay xoogaga hubeysan in ay dagaal kala hortagaan Ciidamada QM
Riix |
|
Johanesburg Jun
23,
08
Dagaal
saaka lagu waabaristay Xaafada ay Somalidu ka dagan tahay Magaalada
Johannesburg ee Mayfair.
Riix |
|
Galkacyo Jun
22,
08
Xildhibaan Maxamed Cali Shire (Shiriye) oo ku geeriyooday Magaalada Burtinle
Riix |
|
Jig-Jiga Jun
22,
08
3 mas'uul oo uu kujiro Hogaankii hore ee Nabadgalyada Jamiil Muxumed gaas oo
lagu qabqabtay magaalada Addis Ababa
Riix |
|
Muqdisho Jun
22,
08
Kooxo hubeysan ayaa xalay ka afduubtay
deegaanka Ceelasha Madaxii Hay'adda UNHCR ee Magaalada Muqdisho
Riix |
|
Bardaale
Jun 22,
08
Kooxda Al-shabaab
oo ka mamnuucdey ka ganacsi-ga Qaadka qeybo ka mid ah G/Bay
Riix |
|
Jabuuti Jun 21,
08
Mid ka mid ah
Mushar-axiinta mamulka Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay Maamulka Cadde
Muuse
Riix |
|
Galkacyo
Jun 21,
08
Saraakiisha Ciidanka Puntland ee
magaalada Gaalkacyo ayaa qabtay Nin gacanta ku sita waxyaalaha qarxa.
Riix |
|
Nairobi
Jun 21,
08
QM ayaa shaaca ka qaadey in dad ka
badan 40 qof ay ku dhinteen dagaaladii khamiistii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Riix |
|
Johanesburg
Jun 21,
08
Xuska Maalinta Qaxo-otiga Aduunka oo
shalay si weyn looga xusay K/Africa
Riix |
|
Dhadhaab June
20,
08
Maalinta Qaxootiga Aduunka oo maanta si
weyn looga xusay Xeryaha Qaxootiga ee East Africa
Riix |
|
Johanesburg
Jun 20,
08
Waa maqaal murugo badan oo aan kasoo
diyaariyay Neceybka Ajaaniibta heerka uu marayo dalka South Africa.
Riix |
|
New York
Jun 20,
08
Golaha Ammaanka ee Qara-mada Midoobay oo ansixisay qaraar
kufsiga u aqoonsanaya inuu yahay Xeelad dagaaleed
Riix |
|
Hargeysa
Jun 20,
08
Maamulka Somaliland oo 2 wiil oo u
dhashay Ogadenia xabsiga dhigay lagana yaabo in loo dhiibo Ethiopia
Riix |
|
Washington June
19,
08
Ahmed Abdallah oo sheegay in qaraar
laga soo saarayo cidii isku dayda in ay fashiliyaan Heshiiskii lagu gaaray
Jabuuti
Riix |
|
Muqdisho June
19,
08
RW Nuur Cadde oo u faah faahiyay Golihiisa Wasiirada heshiiskii jabuuti ay
kula gaareen Mucaaradka
Riix |
|
Muqdisho June
19,
08
Madaxweyne Yuusuf ee Qatar ku eedeeyay in ay qeyb ka tahay xaaladaha Amaanxumo
ee ka jira Somalia
Riix |
|
Baardhere Jun
19,
08
Diyaarado joog hoose ku duulaya ayaa
xalay lagu arkey hawada sare ee magaalada Baardhere ee G/Gedo
Riix |
|
Nairobi June
19,
08
Sheekh Shariif oo Nairobi kula kulmay safiirka Mareykanka u qaabilsan Arrimaha
Somalia
Riix |
|
Jig-Jiga June
18,
08
Hotel Nasiye oo lagu qabtay Kulan looga hadlayay nabadgalyada Deegaanka
Soomaalida Ethiopia
Riix |
|
Pretoria June
18,
08
Dabeylo xoog leh oo ku dhuftay xeebaha Dalka Koonfur Africa saameyn-ta ugu
badana ku yeesh-ay Xeryaha Qaxootiga Soomaliyed
Riix |
|
Muqdisho June
18,
08
Madaxweyne Yuusuf iyo wefdi uu horkacayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay
Magaalada Muqdisho
Riix |
|
Muqdisho June
18,
08
Gudiga dib u heshiisinta Qaran ayaa markii ugu horeysay ku baaqay in wada
xaajood lala galo Ururka hubeysan ee Al-Shabaab
Riix |
|
Cape Town Jun
18,
08
Thabo Mbeki oo ugu baaqay Muwaadiniinta dalkiisa in ay difaacaan walaalahooda
Afrikanka halka ay ka weerari lahaayen
Riix |
|
Nairobi June
17,
08
Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo kulamo kula leh
magaalada Nairobi mas'uuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka
Riix |
|
Muqdisho June
17,
08
Afhayenka Madaxtoyada oo sheegay in weerarada lagu qaado Ciidamada Itoobiya
aysan waxba u dhimidoonin Heshiiskii Jabuuti
Riix |
|
New York June
17,
08
Ciidamada Qaramada Midoobay ee la
keenayo Somalia oo la shaaciyay dalalka ay ka imaan doonaan
Riix |
|
Jig-Jiga June
17,
08
Shirkii Shaqaalaha Deeganka Soomaalida oo lasoo gabagabeyay
Riix |
|
Jabuuti June
16,
08
Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo wada hadalo ku leh Magaalada
Jabuuti
Riix |
|
Asmara June
16,
08
Mas'uul ka tirsan Isbaheysiga Asmara oo sheegay in labada Shariif ay dhawaan
socdaal ku tagidoonan Muqdisho
Riix |
|
Kampala Jun
16,
08
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska
DF oo Siminaar uga furmay magaalada Kampala ee xarunka Dalka Uganda
Riix |
|
Kampala
Jun 16,
08
Culumaa'udiinka Masjid ka Xarayaale oo DF ugu baaqay in ay xoriyadiisi dib ugu
soo celiso Mu'adinkii Masjidka xarayaale
Riix |
|
Muqdisho
June
15,
08
Dowladda Federaalka ayaa heshiis la gashay Shirkad Faransiis ah, iyadoo
shirkadan ay ilaalindoonto xeebaha Somalia.
Riix |
|
Kismaayo June
15,
08
Iska horimaad dhimasho iyo dhaawac
dhaliyay ayaa xalay ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo Riix |
|
Muqdisho June
15,
08
Roobab ka da'ay magaalada Muqdisho 24
saac ee lasoo dhaafay ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac
Riix |
|
Pretoria June
15,
08
Police-ka South Africa oo
tacshiiradeeyay Muwaadiniin Soomaali-yeed magaalada Pretoria
Riix |
|
Boston June
15,
08
Arooska
Axmed
Faarax
Canshuur
iyo
Sareedo
Jaamac
Cali
Wayrax
oo
ka
dhacay
shalay
magaalada
Boston,
USA
Riix |
|
Boston June
15,
08
Xubnaha
ururka
NSUM
qaybta
New
England
oo
shalay
ansixiyay
gudidii
shanta
ahaa
ee
u
matali
lahaa
golaha
dhexe
ee
ururka
Riix |
|
Boston June
15,
08
Hambalyo,
Hambalyo
Ha-mbalyo
Axmed
Faandhe
iyo
Ubax
Cabdi
Aadan
oo
gabdhi
ugu
dhalatay
Boston
Riix |
|
Nairobi June
14,
08
Madaxweye Mwai Kibaki ayaa ku eedeeyay
beesha caalamka in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada xaaladaha Somalia
Riix |
|
Johanesburg Jun
14,
08
Kooxda Waayahacusub iyo Albumkooda
cusub ee Dhalinyaro iyo dareenka dadweynaha ku dhaqan Dalka South Afrika
Riix |
|
Adis Ababa June
14,
08
Shir Sanadeedkii urur Goboleedka IGAD
ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka
Ethiopia
Riix |
|
Washington June
14,
08
Dowladda Mareykanka oo ka hadashay
Gabood-falyada ay Ciidamada Ethiopia ka sameynayan Deeganka Soomaalida
Ethiopia
Riix |
|
Baledweyne June
14,
08
Ciidamada Ethiopia oo ka baxay
Baledweyne iyo Buundada Liiqliiqato oo dhawaanahanba ay ku sugnaayeen
Riix |
|
Jig-Jiga June
14,
08
Jig-Jiga oo dad badan lagu xidh xidhay
iyo Madaxweyne C/llaahi Xasan oo u ambabaxay goobo ay dagaalo ka dhaceen
Riix |
|
Vienna June
13,
08
Holland oo guuldaradii ugu xumeyd dhabarka u saartay Faransiiska iyo Buffon oo
Talyaaniga badbaadiyay Riix |
|
Muqdisho June
13,
08
Maxamed Dheere " Xabad joojintii waxaa
jabiyay Isbaheysiga Asmara", Dowladduna waa ka fiirsaneysaa sida ay yeelayso
Riix |
|
Johanesburg Jun
13,
08
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay
Dalka K/Afrika.
Riix |
|
Jabuuti June
12,
08
Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay
Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan heshiiskii dhawaan lagu gaaray Jabuuti
Riix |
|
Muqdisho June
12,
08
Madaxweyne
Yuusuf iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Addis Ababa si ay uga qayb galaan
shir sanadeedkii IGAD
Riix |
|
Basel June
12,
08
Euro
2008, Portugal oo usoo baxdey Wareega Labaad iyo Turkiga oo guushii ugu
horeysay soo hooyay
Riix |
|
Muqdisho June
12,
08
War Saxaafadeed ku Aadan Heshiiskii Shirkii Dib u heshiisiineed ee lagu gaaray
dalka Jabuuti
Riix |
|
Muqdisho June
12,
08
Dagaal la isku adeeg-sanayo Hubka noocyadi-isa kala duwan ayaa ka soconaya
qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho
Riix |
|
Malta June
12,
08
Meydadka Tahriibayaal Soomaali ah ayaa laga helay meel ku dhaw Jasiirada Malta
kadib markii ay soo caariyeen
Riix |
|
Hargaysa June
11,
08
C/laahi
Maxamuud
Hango-ole
oo
ku
geeryooday
Isb-ataalka
wayn
ee
magaala-da
HargaysaRiix |
|
Jabuuti June
11,
08
Ciidamada xadka ee Dowladaha Jabuuti iyo Eritrea ayaa dagaal waxa uu ku
dhexmaray xadka ay wadaagaan labadaas Dal
Riix |
|
Moscow June
11,
08
Dowladda Russia oo Hal Million oo Dollar ugu deeqaysa Shacabka Soomalaiyeed ee
ku barakacay Gudaha Somalia
Riix |
|
Dhoble June
11,
08
Xasan Turki ayaa Qaadacay heshiiskii ay kala saxeexdeen Dowladda KMG iyo
MucaradkedaRiix |
|
New York June
11,
08
Ban Ki Moon ayaa si weyn usoo dhaweeyay Heshiiska ay dhawaan gaareen Dowladda
KMG iyo Isbaheysiga Asmara
Riix |
|
Somalia
June 10,
08
Ma taqaanaa Cuntadaada Caafimaadka leh? mase dooneysa mid kasii wanaagsan
Riix |
|
Jig-Jiga June
10,
08
Qiimeyntii Shaqaalaha ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo maalintii labaad
gashay.
Riix |
|
Bahrain June
10,
08
Markab
dagaal oo uu Mareykanku leeyahay oo badbaadiyay tahriibayal isugu jira
Soomaali iyo Ethiopian
Riix |
|
Asmara June
10,
08
Xasan Daahir Aweys ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay heshiiskii ay Dalka
Jabuuti ku wada garen Dowlada Kmg iyo MucaradkedaRiix |
|
Jabuuti June
10,
08
Qodobada ugu Muhiim-san ee Heshiiskii ay gaareen Dowladda Kmg iyo Isbaheysiga
Asmara Riix |
|
Boston
June
09,
08
Reer
New
England
oo
taageero
xoogan
u
balan
qaaday
ururka
siyaasiga
ee
NSUM.
Riix |
|
Jabuuti June
09,
08
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo dhinacyada Soomaalida ku cadaadinaya in
ay gaaraan Heshiis. Riix |
|
Vienna June
09,
08
Euro 2008 oo Xulalka Jarmalka iyo Croatia ay Guulo soo hooyeen
Riix |
|
Baydhabo June
09,
08
Kooxo hubeysan oo xalay weeraray Guriga Sheekh Aadan Madoobe ku leeyahay
Magaalada Baydhabo
Riix |
|
Muqdisho
June 09,
08
Goobihii ay shalay dagaaladu ka dhaceen ayaa saaka dagan waxaana dib u
bilowday ganacsigii iyo isku socodkii Gaadiidka iyo dadweynaha. Riix |
|
Muqdisho June
08,
08
Iska Hor imaad ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Madaafiic lagu garaacay Suuqa
weyn e Bakaaraha
Riix |
|
Basel June
08,
08
Euro 2008 oo si habsami ah uga Furmay Dalalka Switzerland iyo Austria Riix |
|
Jabuuti June
07,
08
Waxaa Magaalada Jabuuti lagu soo xiray Siminarkii halkaas uga socday Dowladda
Kmg iyo isbaheysiga Muca-aradka Riix |
|
Laasqoray
June 07,
08
Faahfaahin ku saabsan 2 Ajanebi ah oo si sharci daro ah u baadhayay Macdanta
Buuraha Calmadow oo lagu qabtay Magaalada Laasqoray Riix |
|
Jabuuti June 07,
08
Gen. Gabre oo maanta lagu arkey Hotel-ka Kam Biski ee Dalka Jabuuti halkaas oo
shir uga socdo Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka
Riix |
|
Basel June
07,
08
Tartanka Ciyaaraha Qaarada Europe ayaa maanta si rasmi ah uga Furmidoona
Dalalka Switzerland iyo Austria Riix |
|
Qansaxdhere
Jun 06,
08
Taliyihii Ciidamada Asluubta ee Degmada Qansax dheere oo xalay la dilay
Riix |
|
Hyderabad June 06,
08
ALLE Ha U Naxariistee Haweeya Mursal Warsame (Xagar)
oo Maanta ku Geeriyootay Magaalada Hyderabad ee Dalka India
Riix |
|
Asmara June
06,
08
Zakeriye Mohamud Xaaji Cabdi oo si Kulul u weeraray Sheekh Shariif iyo Shariif
Xasan Sh. Aadan
Riix |
|
Somalia June 06,
08
Sheekh Shariif fursad Hala Siiyo... Awooda Cadowgaaga oo aad fahantaa waa Qeyb
ka mid ah Guusha.
Riix |
|
Nairobi June
05,
08
Hay'adda
ICRC ayaa qaylo dhaan kasoo saartay Xaalada Dalka Somalia
Riix |
|
Muqdisho June
05,
08
Ciidamada Amisom ayaa howlgal Miino baaris ah ka fuliyay qeybo ka mid ah
Magaalada Muqdisho
Riix |
|
Liboye June
05,
08
Ciidamada
Xadka Kenya ayaa tiro Soomaali ah tuhun Xabsiga ugu taxaabay Magaalada
DhadhajuuraRiix |
|
Lampedusa June
05,
08
In ka badan 60 Tahriiba-yaal Soomaali ah oo lagu La'yahay Xeebaha u dhexeeya
Libya iyo Talyaaniga.
Riix |
|
Jabuuti June
05,
08
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Asmara oo isku afgartay in Safiirada
Shisheeye laga saaro Shirka Jabuuti ka socda
Riix |
|
New
York
June
04,
08
Afadii
hore
ee
Madaxwa-yne
Clinton,
Hillary,
oo
xaqiiqsatay
in
Obama
kaga
guulaystay
tartaka
Madaxwaynanimada
iyada
oo
sheegtay
inay
Joojin
doonto
tartanka,
Maalinni-mada
Jimcaha
Riix |
|
Hargaysa June
04,
08
Maxaad
ka
taqaanaa
Machadka
Quraan
xa-fidka
Daar
al
xikma
Ee
magaalada
Har-gaysa.
Riix |
|
Jabuuti June
04,
08
Ergadii ka socotay Mucaradka aya ka baxay Madashii Shirka kadib markii
Safiiska Itoobiya ee Jabuuti uu goobta soo galay
Riix |
|
St.
Paul June
04,
08
Senator Barack Obama ayaa si Rasmi ah ugu
Guuleystay Musharax-nimada Xisbiga Democ-ratiga
ee Madaxtinimada Dalka Mareykanka
Riix |
|
Dhoobley June 04,
08
Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo maalintii labaad dul heehaabaya Deegaanka
Dhoobley
Riix |
|
Jabuuti June 04,
08
Ururada Bulshada rayid ka ah ayaa QM ugu baaqay in ay Cuna qabateyn adag la
saaro cidii ka hor timaada wada hadalada Jabuuti
Riix |
|
Muqdisho June
04,
08
RW Nuur Cadde iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa u duulay
magaala-da Jabuuti
Riix |
|
St.
Paul June
03,
08
Ninkii
madowga
ahaa
ee
ugu
horeeyay
ee
ku
guula-ysta
inay
sharaxdaan
mid
kamida
(Democraticga)
labada
xisbi
ee
talada
dal-ka
maraykanka
had
iyo
goor
lakala
wareega
Riix |
|
U.A.E June
03,
08
Mawqifka ay ka taagan yihiin Ducaada iyo Culimadu Badnaanta Fidista Baadilka.
Riix |
|
Hargeysa June
03,
08
Qiso
Layaab leh..Nin Dhalinyaro ah oo ku Nool Magaalada Hargeysa oo sheegay in uu
dad u Tahriibiyo Dalka Libya isagoo La Kaashanaya (Jinni)
Riix |
|
New York June
03,
08
Golaha Amaanka oo isku raacay in Maraakiib Dagaal
loo diro Xeebaha Soomaliya. Riix |
|
Muqdisho June
03,
08
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo saaka dib ugu soo
laabtay Magaalada Muqdisho
Riix |
|
G.Baay June
03,
08
Kooxo taabacsan Maxka-madaha oo la wareegay Xerada
tababarka Ciidamada Manaas ee G/Baay.
Riix |
|
Galkacyo June
03,
08
Khasaaraha ka dhashay Bam gacmeed lagu tuuray Goob Aflaanta lagu Dawado
Magaalada Gaalkacyo ayaa sii korodhay
Riix |
|
Boston June
03,
08
Ogaysiis:
Ururka
Northern
Somali
Unionist
Movement
(NSUM)oo
la
shiri
doona
Jaaliyada
Soomaaliyeed
ee
reer
Boston.
Riix |
|
Minneapolis June
02,
08
Xildhibaan
Maxamuud
Cali
Deri
oo
ku
geeryooday
Magaalada
Minneapolis
ee
Cariga
Maraykanka.
Riix |
|
Jabuuti June
02,
08
Xagee marayaa wada-hadaladii ugu dambeyay ee u
socday Dowladda Kmg iyo Mucaaradkeeda
Riix |
|
Karachi June
02,
08
Waa Maxay Hadafka Dhabta ah ee Ururka Al-Shabaab
Riix |
|
Jabuuti June
01,
08
Madaxweyne Yuusuf oo gaaray Dalka Jabuuti si uu uga qayb galo shirka Golaha
Amaanka
Riix |
|
Muqdisho June
01,
08
Ciidamo Itoobiyan ah ayaa saaka fariisimo cusub ka sameystay Deegaanka Siinka
dheer
Riix |
|
Jabuuti June
01,
08
Wajiga Labaad ee Shirka Dowladda Kmg iyo Mucaaradkeeda ayaa maanta si toos ah
uga furmay Dalka Jabuuti
Riix |
|
Muqdisho
June 01,
08
Madaafiic lagu garaacay Garoonka diyaaradaha xili Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
ka dhoofayay
Riix |
Wararkii Hor
May 08
|Apr
08|Mar
08|Feb
08|Jan
2008|2007|2006|
|